Dagaal Madaafiic la isku adeegsaday oo ka dhacay duleedka Magaalada Laascaano

Laascaano:-Wararka goordhow naga soo gaaray Magaalada Laascaano ee gobolka Sool ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta ee DGPL iyo kuwa S/lland ay isku waydaarsadeen Madaafiic deegaanka Abeesaley ee duleedka magaalada Laascaanood oo ay labada Ciidan isku horfadhiyaan.

Magaalada Laascaano ayaa kacsan iyadoo la arkayo Ciidamo farabadan oo taabacsan Puntlland  oo wada dhaqdhaqaaq ciidan halka Odayaasha dhaqanka sida Garaadada  magaalda Laascaanood ay ku howlan yohiin inay dejiyaan ciidamadaas.

Warar hordhac ah ayaa sheegay in madaafiicda maanta ay is waydaarsadeen labada Maamul ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac walow aan ilaa hadda la xaqiijin karin khasaaraha inta uu le’eg yahay.

Saraakiil u hadashey dhinac Puntlland ayaa sheegay inay dhaawac iyo dhimasho u gaysteen Ciidanka S/lland inkastoo aan Maamulka S/lland aan wax war ah ka soo bixin ilaa hadda.

Wariyaasha Shabakada Wararka ee Halgan ee ku sugan Puntlland ayaa wada dadaalo ay ku raadinayaa xog iyo warar lagu kal soonaan karo ee ha moogaanin dhawaan Insha Alaahu

About these ads

One Response to “Dagaal Madaafiic la isku adeegsaday oo ka dhacay duleedka Magaalada Laascaano”

  1. a.m. nur Says:

    Wa beenaalayaa kuwa leh Somaliland ayaa wax layeeley. taa waxaa u daliil ah sida abaan duulaha ciidamada Somaliland u dhex mushaaxaayo Laascaanood gudaheeda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 31 other followers

%d bloggers like this: