Bootaan Ciise Caalin oo loo yaqaano “Xaaraan ku Naax” oo ka tirsanaan jiray isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ayaa caawa bom lagu weerar gurigiisa oo ku yaala xaafada Buula Xuubeey. Wararku waxay intaa ku darayaan in isbitaalka loola cararay halkaas oo ay dhaqaatiir ku qalayaan.
Waa markii ugu horeysay oo qof ka mid kooxda Isbaheysiga la dagaalka argagixisada leysku dayo in la qaarajiyo.
July 12, 2008 at 12:26 pm |
ninka lagu mabacaabo maxamed bootaan xasan waa nin wax ka barto sudan
March 5, 2010 at 10:24 pm |
duduble waa dawlad soomaliyeed