Ciidamo ka Tirsan Maxkamadaha Islaamka oo galabta gacanta u galay Xildhibaan Cusmaan Caato oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka DFKM xili uu mararayay inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaq bari weyne oo mudo Saacdo ay heysteen Xildhibaanka ayaa caawa ay siidaayeen.
Xildhibaan Cusmaan Caato oo Markii la siidaayay Waajidpress ay la xiriirtay ayaa waxa uu sheegay in Xaaladiisa ay wanaagsantahay islamarkaana uu ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo qaabkii loola dhaqmeen mudadii uu gacanta ugu jiray Ciidamada Maxkamadaha islaamka.
Galabta ayaa Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha islaamka waxa ay qabteen Xildhibaan Cusmaan Caato xili uu mkarayey wadada isku xirta leego iyo Yaaq bari Weyne islamarkaana aan la garan halka ay la’aadeen waloo markii danbe ay siidaayeen Ciidamadii qabsaday.
Waa markii ugu horeysay oo Mas’uul ka tirsan baarlamaanka DFKM gacanta u galo xoogaga ka soo horjeeda DowladaTan iyo markii Dowlada ay soo Caga dhigatay gudaha dalka Somaliya
May 30, 2008 at 8:24 pm |
CUSMAAN CAATO WUXUU WARBIXIN IYO LACAG U GEYNAAYEY ARGAGAXISADA , RIWAAYADAN AWXEY AHAYD IN LAGU SABABEEYO KULANKA UU LA KULMEY KOXAXA ARGAGAXISADA SH. HOOSE.
HADDII AY QABSHADIISA IYO SII DEYNTIISA RUN TAHAY WAXAAN ARKI DOONAA SIDA AY ULA DHAQMAAN ETHIOIPIANKA, HADDII KALENA CAATO WAAN GARANEYNAA WAA JAAJUUS LABA WAJIILE AH OO LABADA KOOXBA U SHAQEYN KARA SI UU U SII CIMRI DHEEREYSTO.
May 31, 2008 at 4:23 pm |
WAXA GACANTA LAGUDHIGAY QAB QABLE DAGAL OO GE LABO WAJILE OSMAAN HASSAN ALI AATO WAXAN ISDHAHI KAR NAA IN MUJAHIDINTU AY GACANTA KUDHIGEN NINKAS AY USIIDAYEN WALOBO QODOB OO KALA AH INUU MARNABO RALI KAHEYN IN WADANKA LAGUSO HOGAAMIYO CADAWGA SOJIRENKA AH IYO INUU KAMID AHAYEN URURKII ISKUSHEGI ARGAGAXISO LADAGALKA MARKA WAXA IS LEEYAHAY IN AAY SIDAA USAHASHAY IN LASIIDAYO NINKAAS AAY SASTAHAY