Afhayeenka Midnimada Beelaha Hawiye Axmed diiriye cali ayaa soo dhaweeye xilka qaadistii ay xukuumada Nuur cade ku sameysya Godoomiyihii Gobalka Banaadir Maxamed dheere islamarkaana taagaray godoomiya Cusub isagoo ugu baaqay in uu noqdo nin shacabka amaankooda suga.
Afhayeenka oo saxaafada u warmaye ayaa waxa shaagay in aad ugu farax sanyahay dadaalka ay wado Golaha Wasiirada xukuumada Nuur cade ,taasi ay ku sifeenayaan Df ragii hore ugu tirsanaan jiray hogaamiyo kooxeedyadii dhibaatda ku heen jiray shacabka somaaliyeed
Sidoo kale waxa uu afhayeenka sooo dhaweey qorsha nabad raadinta ah oo uu wao Ra’isul wasaaro Nuur cade .
Axmed diiriye ayaa sidoo kale baaq u jeediye Maxamed Cusmaan cali dhagax tuur oo si KMg ah loogu magacaabe Godoomiyaha Gbalka Banaadir ,islamarkaana waxa uu iayagana u baaq u jeediye Ciidamada dhawaan lagu soo tabaray Dalka itoobiya isagoo sheegay in ay ka qeyb qataan sida gacan bir ah looga geesan lahaa shacabka ay dhibaatda amaan dari la’aan ay sameen ku reebtay..
Sikastaba waxa labadaan bari soo badanayo masuuliyiin iyo shacabka somaliyeed oo amaan iyo tagaaro u diraayo Xukuumada nuur cade Xili ay xukmadiisa ay Xilka ka qaatay Maxamed dhere kaasi oo la dhihi karo in uu ahaa mid dhibaato ba’an ku haye shacabka somaaliyeed ,iyadoo badanaa Dadka barakacayaasha ay shaygeen in Muqdisho uu ka bursade Maxamed dheere ay haatan aad ugu faraxsan yihiin xilkii laga qaaday ayna dib ugu soo laaban doonaan Gudahda Caasimada Somaalia ee Muqdisho.
July 31, 2008 at 10:14 pm |
MAXAMED DHEERE WAA NINKII MAGACAABEY NUUR CADDE IYO CALI MAXAMED GEEDIBA , MARKA WAXAA ISWEYDIIN MUDAN NUUR CADDE XIL MA KA QAADI KARAA MAXAMED DHEERE, JAWAABTA WAA “MAYA”.
TAAGEERO KASTA OO LA TAAGEERA XIL KA QAADISTA MAXAMED DHEERE WAXEY SII ADKEYN KARTAA JIRITAANKIISA, NIDAAMKA SOMALIA AYAA SIDAAS AH OO QOFKII QAB QABLE DAGAAL WEYN AH AYAA WAX XUKUMAAYA, MARKA ODEYAASHA WAA INEY SI FIICAN U FIKIRAAN INTA AYSAN FALIN .
December 30, 2012 at 8:54 pm |
Tolow hawiyuhu miyuusan midun ahayn meelkastaba hajoogee mise beesha hawiye ayaa bilaa dammiiir ah waayo walaaladooda hawiyaha ah ee itoobiya kudhax cadiban ee oromada iyo soomaalida D.D.S.I aykalajiidanayaan oo ay kalaboobayaan isaguna warmoogka yahay misana sidii shay dhulka lagahelay lagu cayaarayo hormar nabadgaliyo iyo maamul midnaba haysanin oobarmuuda inay kujiraan aadmoodid miyayna ogayn kkkkkkkkk waayaab hawiyaha itoobiya oromana maaha soomaalina looma ixtiraafsana majara habow ayuu kujiraa taasina siyaasada beesha hawiyaha soomaaliya khatar ayay kunoqondoonta mustaqbalka