Beesha Mudulood waa beel weynta hawiyey nasiibna u yeelatay 20kii sano ee bur burka in ay hesho jagooyinka ugu sareeyo dowlada sida madaxweyne ama Wasiirka koowaad ayaan hadana deeganadeeda ka shaqeyn dowlada uu markaa garwadeenka ka yahay shaqsiga Muduloodka ah
Beesha Mudulood oo Dowladii madaxweyne Yuusuf si kal iyo lab ula shaqeyneysay ayaan hada si wax ku ool ah ula shaqeyn dowlada Sheikh Shariif taa oo la garan layahay waxa ay wadaan beesha Mudulood waayo waligeed Deegaanka Karaan lagama qabsan Beesha Mudulood hadase waxaa moodaa in la jilaafeynaayo dowlada Sheikh Shariif.
Bal Fiiri Jagooyinka ay beesha heysatoDowlad iyo Mucaarad hadana la shaqeyn ladahay dowlada uu garwadeenka kayahay Sheikh Shariif
Madaxweynaha waa Mudulood
Wasiirka Lacagta waa Mudulood
Wasiirka warfaafinta waa mudulood
Safiirka Talyaaniga Iyo Midoowga Yurub waa Mudulood
Safirka Kenya waa Mudulood
Safiirka Jabuuti waa Mufulood
Gudoomiyaha gobolka Banaadir waa mudulood
Taliyaha ciidamada Madaxtoyada waa Mudulood
Dakadda weyn ee Muqdisho shaqsiga heysta waa Mudulood
Dhanka mucaaradka labada gudoomiyey ee gobolka Banaadir waa Mudulood
Marka waxaa isweydiin mudan mudulood hadaad maanta heysaan waxii Soomaalida ku direysay jagooyinkiina wada qadateen waxaad madaxtooyada iyo inta yare ee dowlada joogtay aad ugu dirireysaan waxaa aad raadineysaan lama garanaayo ee bal dib isugu noqda ee la shaqeeya dowlada si Soomali dhibka uga baxda joojiyana qowda maqashii waxna ha u qabanida.
September 28, 2009 at 5:58 am |
DAMEER AYAA HALKAAS UGA LUMEY OO WAXEY KU TAR-TAMAYAAN SOO HELIDDIISA.
ILLEEN WAX XUKUN IYO MAAMUL KU SAABSAN HADDII AY GARAN LAHAAYEEN CALI MAHDI IYO CALI GEEDI IYO NUUR CADDEBA WEY JIRI LAHAAYEEN WAQTIGANI.
January 18, 2010 at 9:38 pm |
asalaamu aleykum warax matulaah wabarakuh,salaanta islaamka kidib ma jecli in aan comments uga tago website yada,hadane waxaa igu qasabtay in ninkaan keerow la magac baxay ee uu magaciisu ku aftirsado dadyowga la magac baxay raxanweyn waxaan u sheegayaa horta mudulood waa madaxii somaliya inta ay nooshahayne kii ku faraxsan iyo kii aan ku faraxsaneyn wey xukamayaan,midaan ah dameer ayaa uga lumay madaxtooyada magaalada madax tooyada iyo dameerka dameerkaa u soo horeeyay lkn madax tooyada dhan 1950 ayaaba la dhisay .secondly beesha mudulood hada cid ay dagaal kula jirto ma jiro somali oo dhan ayee u la siman tahay oo ana wada aqoonin meel ay u socdaan marka somali xalkooodu hadey gartaan muduloodne somalida ayuu ka mid yahay ee maahn dad ka gooni ah .wcs wr wb .
February 16, 2010 at 11:18 am |
a s c / walaala yaal waa idin salamay marka hore aflagadadana waa reeban tahay an aniga waxaa raac sanahay walaalkay calasow hadal kiisa intuu nool yahay mudulood kan ugu yar isagaa madax ka noqon doono xamar
February 16, 2010 at 11:21 am |
haadii aay manta raxan weeyn iyo dad aana la aqoon asal kooda dambe dameer nagu cayee muduloog ee utaal taaas jawaabna laga rabaaa
March 20, 2010 at 11:01 pm |
dameer ayaad wadi jirteen maxaa kataqaanaan doowladnimo iyo maamuul anagaa idin maamuleeyno adinkana mucaaradkana anagaa ah daawladana anagaa ah gudoomiyaha baarlamaanka anagaa ah rooboowna waa idin bireeynayaa dameerkeena iska rarta dakadana kaxamaasha dawlad waxba kamataqaanaan
March 4, 2012 at 12:10 pm |
sxb in ad dad ku tilmamto dameer wa arin xun o qof weyn ku hadlin dadka ad dameer ku tilmamesane wa dadka wadanka kugu hayo ado mel walbo qajo dartet ugu so tagtay sida baydhabo ad lug ugu timid muqdisho hadi dameer lesku magacabayo adi ayaba magaca dameerka ku fcn
March 21, 2012 at 6:47 am |
Marka hore waad wada salaamantihiin asxaabta halkaan kawada dhĂibtay fikradahooda tan xigta 2da wiil ee aan ku qiyaasnay in ay yihiin beesha raxanwey waxaan idin leeyahay Mudulood la,aantiis gaajo ayaad u dhiman laheedeen marka wxd tihiin dayuusiin aan abaal laheyn waxaan ku soo gabogabeynayaa hadalkeyga… Waa loo dhashaa mudulood ee la,iskama dhigi karo mudulood
June 9, 2012 at 7:19 pm |
goobta maxaa lagu sheegay—-kaalay ma maqaar ayaa la cunaa waa kuwaan eelaaydiii diifka badneyd ay i sa soo feyliyeen…. caku nacas aan dantiisa aqoon haddane mar walba ku hoos joogga oo gacanta ku hoorsanaaya….. allaah kariim yaa eelaay wiiq….
May 5, 2013 at 10:24 pm |
dadki an guryahena uga baxne gajada hese anaga na caynayan raxanweyn gaajo aya u dhimanesaan hadi ad naraci wesan