Weerar xoogan ayaa waxaa lagu qaaday guriga uu lahaa Prof. Maxamed Faarax Jimcaale oo ku yaalo deegaanka ka soo horjeedka Xarunta saraakiisha ee Shrikoolaha halkaa oo ku yiilay gurigiisa
Guriga ayaa waxaa weeraray xoogaga Islamaiyiinta ka arimiyo halkaa iyadoona gurigaasi ay ka qateen sida la sheegay hub iyo baabuur dagaal waxaana la sheegay in uusan xiligaa joogin guriga Maxamed Faarax Jimacaale xiliga la weeraraayey.
Maxamed Faarax Jimacaale ayaa noo xaqiijiyey weerarkaasi isagoo ku sugan Muqdisho waxuuna sheegay in uu ka maqnaa xiliga uu dhacaayey weerarka qorsheysan isagoona qirtay in wax laga qaatay
Prof. Maxamed Faarax Jimcaale ayaa sheegay dhamaan in la qaatay dhamaan waxii gurigiisa yaalay isagoona ku gaabsaday xoogaga islamaiyiinta.
April 30, 2010 at 10:49 pm |
CARABTA WAXEY KU MAAH MAAHDAA ” ICMAL MAA SHI’TA, KAMAA TUDIINU , TUDAANU”.
MARKA MAXAMED FAARAX JIMCAALE WUXUU KA MID YAHAY DADKA MAS’UULKA KA AHAA BUR BURKA NIDAAMKA IYO KALA DAMBEYNTA SOMALIA, WAXA LAGA QAATEYNA WAA WAXII UU QORIGA CAARADDIISA KU YEESHEY.