Dumaashadii Ra’iisul Wasaarihii Ingriiska Tonny Blair oo Islaantey

Diinta Islaamka oo ah diinta ugu koriinka badan caalamka ayaa maalin walbo waxaa soo islaamo dad badan oo horey u haystay diinta Kiristanka amo diimo kale, kuwaasoo kadib marka ay ogaadaan ama arkaan mucjisooyinka (xaqiiqooyinka) Islaamka xambaarsan yahay, iyagoo aad u qashuucsan ku soo biiro Islaamka…

Lauren Booth oo ah dumaashida Riisul wasaarahii hore ee dalka Ingariiska ayaa dhawaan soo islaamtay iyadoo ku tilmaamtay diinta runta ah ii jirto, intaasne ku sii dartay iyadoo hada jirkeeda xijaabatay, qibradii barakeysneed ee Iraan, sababtoo ah waxay soo joogtay dalka iiraan in mudo ah iyadoo halkaas ka soo heshay hanuunka.. kadib markii ay aragtay wanaaga islaamka.

Booth ayaa hada marka ay gurigeeda ka tagayso qaadato xijaabka, waxayna joojisay dhamaan wax yaabihii ay horey u isticmaali jirtay xilligii aysan islaamka ahayn sida: Alkaholka, iyadoona tagtana masaajidka deegaanka ay degan tahay, sidoo kale waxa ay joojisay cunidii hilibka doofaarka kaas oo ah mid xaaraam ah diinta islaamka in la cuno, iyado sidoo kale aqriso Kutubka Quraanka kariimka.

Haweeneydan ayaa u sheegtay warbaahinta dalka Ingariiska inay degtay siday Islaamka u qaadatay, dareemaysana naxariis iyo farxad, waxayna intaas sii raacisay in Muslimiinta yihiin umad isjecel isna nabad galiso, aadna ugu faaneyso inay ka mid tahay.
waxay kaloo tiri ‘ Arinta layaabka leh waxay tahay ilaa inta aan go’aansadey inaan qaato islaamka, marna ma taaban waxa qamri ah, waxaana ahaa ruux jaleeca maqribadii galaas amo labo galaas oo qamri ah.

Waxay uga dhawaaqdey inay ku biirtay Islaamka xarunta ku taal magaalada London iyadoo hadlaysana waxay tiri ” Waxaan rabay inaan idin la qaybsado maanta waxay tahay inaan ahay Lauren Booth aanan noqdey Muslim.”

About these ads

One Response to “Dumaashadii Ra’iisul Wasaarihii Ingriiska Tonny Blair oo Islaantey”

  1. Xirsi Dhoore Says:

    ALLAAHU AKBAR, WA LILLAAHIL XAMDU.

    TONY BLAIRNA WAA SUGEYNAA INSHA ALLAHU.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 48 other followers

%d bloggers like this: