Xildhibaan Afaraale OO Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacadaha

Xildhibaan Maxamed xuseen Afaraale oo kamid ah mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Digilmirifle ayaa si kull wuxuu u weerarey Maamlka Gobolka banaadir, Go,aankii Maxkamada Sare iyo xildhibanada calooshood ushaqeystiyaasha ah ee wata magaca DM hadana u ololeynaya kii diidey jiritaankooda.

Afaraale oo caro xoogan ka muqatay ayaa wxuu yiri Xamar anagu marti kuma nihi ee waxaa noo joogo in kabadan inta Askar ah ee ay u joogaan kan watey magaca maamulka gobolka Banaadir, ee waxaan leeyahay caga Dhigo ayu yiri Xamar oo wanaga dhaxeysaaye.

Maxkamad wax la yiraahdo oo halkaan hada ka jiro oo shaqeeya ma jirto ayuu yiri afaraale arinkaasina ma ahan mid ayada utaalo ama loo dirsadey ee waxaan ugu baaqayaa dadka calooshood shaqeystiyaasha ah waa inay joojiyaan waraaqaha copy-ga falsaha ah ee ay wareejinayaan.

Mar wax laga weydiiyay xildhibaanada qaarkood ee u ololeynaya inu raiisulwasaare noqdo Farmaajo ayaa wuxuu sheegey in ay jireen kuwa habeenkii Durbaan ku ciyaari jirey waagii ay xureynayeen Baydhabo iyo deegaanada kale hadana ay sidaa la mid yihiin balse waxaa lagu arki doonaa ayaga iyo wixii ay dhalaan Taariikhda DM.

About these ads

7 Responses to “Xildhibaan Afaraale OO Wareysi Gaar ah Siiyey Idaacadaha”

  1. Xirsi Dhoore Says:

    AFARAALE WAA MOORAYAAN CAAN KU AH RRA WUXUUNA KA QEYB QAATEY XASUUQA MAATADA DIGIL & MIRIFLAHA UU SHEEGAAYO.

    HALKA HADDA AY YAALAAN KUWA UU SHEEGANAAYO WAXAA DHIGEY MEESHA ISAGA IYO QAB QABLEYAASHA D&M , WAANA KUWO WELIGOOD AHAA CALOOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL AAN HABA YARAATEE KA FIKIRIN MASAAKIINTA AY MAGACOODA KU QARAABTAAN KUNA FADHIYAAN KURAASTA NAARTA KA BAXEYSO.

  2. WIIL BAKOOL Says:

    HALKA UU AAR KA KACEY ATOOR FADH-FADHIISEY
    =================================

    AFARAALE, waa ninkii ka dembeeyey dagaalkii lagu hoobtey ee JILIBLE & Qoomaal oo ah labada beelood ee walalaha ah oo wada dega degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool. Dabki qabyaaladeed uu ka huriyey Tiyeeglow oo ay dad badanoo gacal ahaa ay ku nafwaayeen waa la wada ogyahay. Dilkii Alah ha u naxristee Xaji Maxamed Sheekh Axmed iyo rag kaloo fara badan isagaa ka dambeeyey. Waa mujrim ku naaxey xaaranta iyo dhiiga iyo isku dirka dadkiisa .
    Afaraale waa ninkii weerarey walalkiisa Cabdalla Deerow oo isku dayey inuu dilo markii Deerow uu Tiyeeglow booqashada ku tegey.
    Allah ha u naxristee Mudane Cabdalla Deerow Isaaq, geesigi, halyeygii dhirranaa ee qaybta libaax ku lahaa Xoreyntii BAY IYO BAKOOL ee RRA ay ku baacsatey Xuseen Caydiid iyo Ciidankisa wa ninkii ababulkeeda lahaa.
    Geesigii aan gabbashada aqoon ee ku shahiidey isagoo difaacaya dhulka Digil iyo Mirifle.
    Afaraale waxaa la wada ogyahay inuu ku faraxsanaa dilkii Deerow Alla ha u naxriistee amaba uu wax ka ogaa.
    Xagguu ku jirey markii loo dagallamaayey Xoreyntii gobollada D&M.
    wuxuu ku mashquulsanaa isku dirka walalaha. Wallee Xaaran iyo afminshaarnimo ayuu ku joogaa jagada uu hayo hadda
    Ninkii JILBLE dhexdiisa( waa qabiilka ay ka wada dhasheen Afaraale iyo Deerow) dagaal ka dhex oogey oo walaakiisa shirqooley miya hadda mas’uul sheeganaya, ma kaasaa metelayaa Digil iyo Mirifle. Afarale dhuunta wuxuu mariyo iyo manfaca hoggaamiya. Qofkii aan ku aqoon u sheeg huu haada aad qiiqa isku qarinaysid.” HALKA UU AAR KA KACAY ATOOR FADH FADHIISEY” ..

  3. Hassan Says:

    Lamada walaal ku dohowooyaan Afaraale, Haddii ani runta siin sheego me eh, inoo walaalooga ceebtiyoo la faagfaago, may weeli xilli hadda liis faagfaago mal roogo.

    Haddii Kulligaaynuba dib inki nagano Taariikhda D&M, qof qalad in suubiine ma jiro, Taasna way tusaale in ataa , inoo Qabiil yar ku hadalo D& M ama inkiro Luquddiis, ama dhaqansheey, taas way in dheertee inoo D&M dhulsheey & xoolaasheey liin dilo, qald suubiyeen odayaalkii hani dhaleen, oo dadka maxaatiriga khayaanidiyoo araga waayeen, iyigoo Xukunka xaq in lahaayeen ku wado Odayaalka D&M, way Ilaaheey kaseey inoo dhatiyoo luku faa’ideeysido oo liiski diro, qaarki kalina la dilo- Tusaale kale, Fedaralisim, Ay sheeni fikridda ahaaytii??
    D&M aa sheeni wana liin dili, Ninka Lama Goodliga sheegidaaw waa nin shaleentiis in noolaado korne, haddii usi in haaysine dad usi ki tiirsimo,ku wado, inoo usi wal xukumo sii usi Canshuur in halo oo ki noolaado, waa in usi Qabiil ki socodaa- sii usi in halo, wal in ilaaliyo Xukunka.

    Marka walaaloow, may iniis aaytaan?? aay walba ma toraaso, ee ku shaqeeya sidii wal ki qabsida lahaayteen, hadda aragooytaa walaaga dareero, tusaale yar lee hoo ani siin siyo( Arinta liki haayo Shariif Xassan, Maxaatiri dhon aa in dhooga ku sheeneen, waaba la araga waysinye? Ani shakhsi ahaan Shariif Xassan Afcaalsheey ma taageersin haddina maaba ne’ebeni, Cadowsheey yaa in rooge.

    Maxaatiri aragoohaaytaan, wal gacantiis ki jiro male ha ahaado kii rabo From North to centeral of Somlia ama kuwa uni dariska ano, kullishoo waa mid ku ayaanaa inooa di daciif nimidaa ku faa’idooysidaan, ama ki isticmaalaan, Aragooytaan, Dadka hadda Liin kasaaw(Al Shabaab) Askarta aduwa, kan la diaaw aduwa, kan la isticmaalw aduwa, haddina Madaxda ay eyiin jawaabtaas adii kiin dhaafi?? waa wal adi kasi korto.

    Walaagii Xun Qowmiyadda aa usku lete, walaagii faylina iyoow layaan( Lama Goodle) ha ahaado noocii usi rabo- ani way qabee, dhibkaan haddii D&M in ahaayne maxaatiri sida ma weeli lahaaynii Somalia- haddina way aaminsinyaa mar dhow Maxaatiri inoo luku edbiyaaw Somalia walaagii rabaan ha sheegeena. Fiiri, Gobolda dhexe, ay ki nool hadda ay in badan oo ku shaqeeysidooyo oo canshuur luku qaadooyo wa shacbiga D&M oo nawad hagga in seedeen, while Maxaatiri mashquul ki ayo -HUKUN- Hukun jeele aa le eree- sababtina horay aa hasiinki sheegi.

    Marka war & dhamaantiis, Jinkaa ila jir wana ku dhug lahaaw.

    Mahadsintaan

  4. Xirsi Dhoore Says:

    WAR NINKA KANI AFKA UU KU HADLAAYO MA MAASAAY BAA MISE WAA KIKUUYU?

    WAXAAN ORAN LAHAA ADEER AFKAAGA SUUBSO OO KU HADAL AFKA SOMALIGA HADDII KALE WAXAAD MUTEYSAN DOONTAA INAAD SII AHAATO DAMEER AAN RARANEYNO SIDA AAN WELIGEYNA SAMEYN JIRNEY.

    MAXEY YIHIIN D&M MICNAHEEDU WAA DAD MASAAKIIN U AH SOMALIDA KALE, KUWA RRA AAD KU SHEEGEYSAANA WAA MADOOWE, XAABSADE, AFARAALE, KIISH BUR, SHAATI GADUUD, DEEROW KULLIGOODA WAA KUWO AAN ANNAGU SAMEYNEY, DANTEYNANA KU GAARNEY.

    HADDASE NAAGO AMA HAWEEN AYAAN IDIN SOO WADNAA , MAXAA YEELEY HAWEENKA AYAAN SI FIICAN U ISTICMAALI KARNAA, MARNA WAAN GEERISHEYN DOONAA MARNA WEY NA DUUGI DOONAAN OO MASSAJ AYEY KU FIICAN YIHIIN WAANA KUWO BAARI U AH MACSIYADA.

  5. DHOORRE KUDE Says:

    DHOORRE CAAQNIMADA WEY KAA MUUQATAA, DAMEERYAHOW CIYAAYA. WAXAAN KU DHAARAN KARAA INAADAN MEHER XALAAL AH KU DHALAN, WAAYO GARACYADA AYAA LAGU YAQAANA AFLAGAADADA NOOCAN OO KALE . WAAN HUBAA INAAD KU CALOOL GASHEY HOOYADAA OO LAGU GEERISHEY SIDA DHAQANKIINUBA YAHAY OO AD ADIGUBA QIREYSID.
    HABARTII XARANTA KUGU GARACDEY MA DISHEY? MISE WELI WEY NOOSHAHAY? IYADA AYAAD KA BARATEY GEERISHKA SOW MA AHAN GARACYAHOW

    AFKAADA NIJAASTA KA QUBANEYSO KA ILAALI DADKA AHLUDDIINKA AH, MUSLIMINTA DHABTA AH , XALAAL QUUTEYASHA ALLAH KA DHOWREY BOOLIGA IYO XAARANTA AAD ADIGU KU FAANEYSID.

  6. ali Says:

    dhoore

  7. ali Says:

    dhoore waxaa tahay dhoore marka hore afka aad ku faanoyso mar dhow waan ciribtiri doonaa afkaan maxaa tiriga waxaa ku hadlo dad aan laheyn akhlaaq laheyn hada waxaan ka dhaadhiciney safaaradaha markeykanka iyo ingriiska daad afkaan maxaatiriga ku hadlo in laga bedelo afka hadii larabo iney wadanka fiicnaado waan iskuulada lagu dhigo english arabi markaas baay toosi kartaa afkaan ninkii ku hadlo akhlaada ayaa ka dhumeysa inshaalah waan ku guuleysandoono hada ninkan dhooraha eh ayaa tusaale idin eh waad dad duli eh xaraan ku nool iyo ispaaro waaligood ku noolaan jirey markaa hadii larabo umadaan waa in afkoodi labadalaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 49 other followers

%d bloggers like this: