KEEROW WAL DHEEG (CALANKAA AQLA AY LA KIINKU USUNEY)

Keerow waxaad ogaataa inujeedu aysan aheyn in lagaa qaato ama lagaa boobo calankaaga laakiin ogow ujeedadu waa in gebi ahaanba aadan wax dhisan ama sameysanin maamul nidaam iyo kala dambeyn.
Waxaaba la diidan yahay muuqashada iyo gooni isu taagaaga oo aad kasoo dhex muuqatid soomaalida waayo hadii aad wax sameysatid waxaa adkaanaya Nafaqada iyo faaiidada oo hada lagaaga qaato micno darro, tusaale, waxaa lagaa heystaa dhul badan oo aad leedahay Beero, Daaqsiin, & Deegaan.

sidoo kale waxaa si aan caadi aheyn loo rartaa maalin kasta Badarka iyo dalaqyada kasoo go,a beerahaaga, waxaa la safaristaa Xoolahaaga Dhediga ah marka hadii aad wax sameysatid waxaa hubaal ah in faaiidooyinkaasi oo dhan ay kago,aayaan marka Keerow waxan kaweyn calan oo lagaa qaataa, ee waa diidmo jiritaankaaga iyo dadnimadaada, waa waxa lagaagala dagaalamo marwaliba in aad kadhexmuuqato ama aadba kahormarto soomaalida inteeda kale.

Ma jecli inaan mar walibo ku laabto Magaca Halyayaasheeni allaha u naxriistee loo diley balse Keerow waxay iga tahay xasuusin, is weydii kumuu ahaa Kii Tooreyda ku doohey Ustaad Usmaan, waxa uu ahaa nin Digil ah inta kalena sidaa si lamid ah.

Walaalkey Keerow kooy wal ma dheegdoo, waxaan kula jeclaadey keerow inaad maanta ila dhageysatid Heestii Astaanta Calankeena waa calanka Maamul Goboleedka JUBALAND STATE, oo muuqaalkiisuna aad u jeedid shido radiyaha Arlaadi ama warkaan qeybtiisa kore.

About these ads

2 Responses to “KEEROW WAL DHEEG (CALANKAA AQLA AY LA KIINKU USUNEY)”

  1. abroone Says:

    wabsayyidka waajid waxyaabaha aad soo qoreysid meel u dayo oo ka fiirso ama noo sheeg haddii aad tahay COLLBOX ninkii lacag kugu shubta la hadleysid korooy ma roogtoo keeroow maagsheeyaa in bururi in nagatoo taas oo aan ula jeedo heesta calanka aad sheegeyso ma waxaa loo tiriyey maamul goboleedka xaaraanta ku riyooneysa oo ay ku sheegeyaan jubbaland ama maamulka koonfur galbeed mise labadaba waa loo tiriyey raaadiyo Arlaadii waxaa ku qoran in loo tiriyey koonfur galbeed , waajidna wuxuu soo qorey jubbaland mise waa suuq furan ee suuq geyn ayey idin ka tahay inaad gadataan ayaad rabtaan sida aad horeyba u sameyseen oo aan jirin qof wax iska weydiiya sida aad og tihiin maamulkii ugu horeeyey baydhaba laga dhisey oo madax u ahaa xasan sheekh ibraahiim XASSEEY si toos ah caydiid ugu iibsadey35000 doolar laga siistey maalin cadna diyaarad laga saarey garoonka balidoogle yaa is weydiiyey oo la xisaabtamey ama magaciisa soo qaadey sidoo kale maamulkii qiimaha iyo qaayaha lahaa ee RRA oo maalin cad leysaan oo madax u ahaa XAABSADE cabdiqaasim ugu iib geeyey waxaana dulaal ka ahaa ninka lagu magacaabo shariif saalax asagaana loo soo adeegsadey dhinaca naagta laga soo marey baydhabana asagoo loo diidan yahay inuu soo galo ku soo dhuuntey oo soo raacey janaasadii halgamaagii cabdulqaadir soobe baydhabo lagu aasaayey waxyaabo badan ayaa jira xusuus qorkeyga ku haayo oo meesha ku soo koobi karin ee waxaa talo iga ah intaan wax la dhisin ha laga taliyo oo ha la qoro sida wax laga yeeli lahaa shakhsigii ku xadgudba ama sharciga jabiya waxa xukunkiisa noqonaayo inta ka horeeysa dadka jahwareerka ka daaya walaalayaal keeroow kaskaa adeego bohol ay kiin ridneey is xisaabi inta wal in suubine

  2. Keerow Says:

    Walaal marka hore waan ku salaamayaa salaan kadib, aad ayaad ugu mahadsantahay taladaada iyo wacya gelintaada aad ayaan ugu siyaaqay qoraalka by Keerow Ibdow

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 46 other followers

%d bloggers like this: