Mudoowe Nuunow maxamed ayaa markii ugu horeysey ka hadley go`aankii madaxweynaha dib ugu soo celiyay mudanayaasha baarlamaanka soomaali.
Xildhibaan Mudoowe ayaa waxaa uu madaxweyne shariif ugu baaqey inuu tixgeliyo baarlamaanka soomaali kaasoo uu sheegey in baarlamaanka uu yahay kii madadaxweyne shariif doortey sanadkii 2009 kii.
Sidoo kale mudoowe nuunow ayaa waxaa uu sheegey madaxweyne Shafiif ay baarlamaanka markii Jabuuti ay ugu xiiliyeen musharaxiintii markaas la tartamayay taasna ay u baahan tahay in la tixgeliyo.
Ugu dambeyntii Mudoowe Nuunow waxaa uu u mahadnaqey ciidamada qalabka sida ee dowlada KMG iyo kuwa Amisom oo Dagaal xoogan kula jiraan Xarakada shabaabul mujaahidiin.
February 27, 2011 at 8:22 pm |
MADOOWE WAXAAN FILAYAA IN XARIIF XASSAN UU KA BIXIYEY KHASHKA UU KU JIIFEY HOTEELKA IYO RAASHIINKA UU CUNAANEY.
WARKIISAN KA SOO QAAD MA LAHAN MAXAA YEELEY WAA CALOOSHII U SHAQEYSTE OO AAN HABA YARAATEE WAX KA OGEYNIN SIYAASAD IYO DANTA DALKA IYO DADKABA.
February 28, 2011 at 4:23 am |
Job well done Nuunow. You are the man and responded what the presiden Sharif desrved. Waa sax. Baarlamaanka go’aankiisa keliya waxaa ka hadli karaa xildhibaanada baarlamaanka sharafta badan ee Jabuuti lagu soo doortay. Madaxweyne Shariif must leave and must go on August 2011. Baarlamaanka xaq buu u leeyahay kordhinta mudada jiritaankiisa even they can go up to another three years in their second term. Axdi qarameedka ayaa la raacaya. Nuunow I know you personally you are educated although you are not in your field, weligaadana corruptionka ayaa la dagaalameysid, waa in la helaa kuwo badan adiga oo kale oo Soomaaliya ay runta iyo xaqiiqada ay ku hogaamiyaan. Job well done again brothet MP.