Dadka Adduunka oo Gaaray 7-Bilyan &- 20ka Wadan ee ugu Horeeya (Warbixin)

\Sida ay shaacisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan tirakoobka dadweynaha adduunka waxaa maanta oo Isniin ah kuna beegan 31-ka Oktoobar si rasmi ah u buuxsamay tirada dadweynaha adduunka oo gaartay 7 bilyan oo ruux.

Waxaana la sheegayaa in marka la gaaro sanadka 2025 ay tirada dadweynaha adduunka gaari doonto 8 bilyan, Halka qarnigan dhamaadkiisa tirada dadweynaha caalamka ay gaari doonto 10 bilyan oo ruux.

Aqoonyahanada taariikhda ayaa sheegaya in marka dib loo eego kororka dadka adduunka ay xawli ku socotay tan iyo wixii ka dambeeyey sanadkii 1927-kii xilligaasi oo tirada adduunka ay mareysay 2 bilyan. Sanadkii 1959-kii waxay gaartay 3 bilyan.

Waxaa markasta sii kordhayey tirada dadka adduunka iyadoo sanadkii 1974-kii ay mareysay 4 bilyan. Sanadkii 1987-kii 5 bilyan, halka sanadkii 1998-kii ay ahayd 6 bilyan.

Tirakoobka ay faafisay Qaramada Midoobay waxaa lagu xusay in Soomaalida ay gaartay 9.5 milyan. Waxaana dalka Soomaaliya weli ka jira deganaansho la’aan siyaasadeed iyadoo dagaalada, abaaro baahsan oo dalka ku dhuftay iyo shaqo la’aan ay hoos u dhigtay kororka dadka.

Waxa ayna aduunka kaga jirtaa 86 marka loo eego sida loo kala badanyahay.

Labaatanka wadan ee adduunka ugu dadka badan;

About these ads

3 Responses to “Dadka Adduunka oo Gaaray 7-Bilyan &- 20ka Wadan ee ugu Horeeya (Warbixin)”

  1. business ging Says:

    I know this web page provides quality based content and additional data, is there
    any other web page which offers these kinds of data in quality?

  2. how teeth whitening works Says:

    If some one wants to be updated with most recent technologies
    therefore he must be pay a quick visit this web page and be up to date daily.

  3. green coffee beans Says:

    Good day! Would you mind if I share your blog with my facebook group?

    There’s a lot of folks that I think would really enjoy your content. Please let me know. Thanks

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 31 other followers

%d bloggers like this: