XOG HOOSE:- Labada Shariif oo qorshe culus markaan soo wada (WAA MAXAY)

WAAJIDPRESS – 1 nov 2012:

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyahii hore ee baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markaan waxay soo wadaan qorshe cusub oo aan caadi ahayn iyaga oo weli u muuqda kuwo xil raadis ah.

Shariif Sheekh Axmed ayaa wada abaabul uu ku doonaayo in uu madaxweyne uga noqdo maamul gobaleedka Banaadir kaa oo loogu tala galay inuu maamulo gobalada Shabeelaha dhexe iyo Banaadir, waxaana dhawaan uu ku dhawaaqi doonaan inuu yahay madaxweynaha maamulkaasi.

Shariif Sheekh Axemed ayaa horay u fangareeyay dhismaha maamulkaasi, waxaana uu ka damacsanaa in sidaan oo kale uu mar madaxweyne ugu noqdo maamulkaasi hase ahaatee arintaasi ayaa xilligaan usoo dhaw.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isna markaan waxa uu doonayaa inuu soo magacaabo maamul gobaleed ka wada arimiya gobalada Shabeelaha Hoose, Bay, Bakool Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo, waxaana maamulkaasi uu doonayaa inuu ahaado mid uu beri ka maalin ku gor gortama.

Labada Shariif ayaa maalmahaan dambe waxay ahaayeen kuwo ku tala jiray amaba baadi goobaayay meel ay madaxa kasoo jeediyaan islamarkaana ay kula gor gortamaan dowladaan cusub maadaama ay Federaal tahay.

About these ads

2 Responses to “XOG HOOSE:- Labada Shariif oo qorshe culus markaan soo wada (WAA MAXAY)”

  1. Abdi Abdulle Says:

    War Hoose labadii shariif oo Qorshe culus la soo baxaya doonaya laba m/weyne iney noqdaan see ku dhici kartaa ? Akhris halkan

  2. Abdi Abdulle Says:

    Labdi sharif oo lasoo Baxay Qorshe cusub oo dardartiisa wata islana meel dhigay in mid kastaba noqon karo m/weyne ayagoo hada ku tala jira sidey Arinkaasi ku hirgelin lahaayeen iskuna afgartay bal aan eegno labadaasi dal ee nagu soo biiraya kol dhow

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 32 other followers

%d bloggers like this: