Feysal Cali Waraabe Oo Digniin Culus Hordhigay Maamulka Somaliland Ka Qeyb Galka Shirka London.

WAAJIDPRESS – 28 Jan 2013:

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay shirka bisha May ee sanadkaani la filayo in uu ka dhaco magaalada London kaasi oo ay ka qeyb galayaan dhamaan dhinacyada Soomaalida.

Mr Feysal Cali Waraabe waxa uu shaaciyay inaysan suurta gal aheyn inay Soomaaliland ka qeyb gasho Shirkaasi isagoona u sababeeyay in dowladda aysan awood u leheen inay matasho guud ahaan dalka Soomaalia
Sidookale gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa tilmaamay in dowladda Xasan Sheikh aysan gaarsiisaneen dhamaan dalka oo dhan sidaasi awgeeda aysan la hadli karin iyadoo aan gacanta ku dhigan gobolada ay ka jiraan Maamulada kale.

Bisha May ee soo socota ayaa Magaalada London waxaa ka dhici doona wajiga labaad ee shirka dhinacyada soomaalida oo qeybtiisa horana uu dhacay 23-kii Febraury ee 2012,kii

About these ads

One Response to “Feysal Cali Waraabe Oo Digniin Culus Hordhigay Maamulka Somaliland Ka Qeyb Galka Shirka London.”

  1. wadani soomaali Says:

    Soomaalilaand waa dal ay soomaalidu leedahay,walaalkey faysalow ,ama shirka London ka qeyb-gal ama ha galin taasu waxat ka beddelayso soomaalinimada gobollada woqooyi ma jiraan. xitaa micnaha Soomaali L A N D wax kale ma aha waa uun D h u l k a Soomaalida
    sidaa daraadeed anigu ma arko sabab ay si gooni ah soomaali L A N D UGA QEYB GALAYSO.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 30 other followers

%d bloggers like this: