Suldaan Xeydar Suldaanka BeeshaTuni ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo mIrifle oo iminka kuna sugan degmada Baydhabo oo aan ka waraysanay maamul u samaynta KoonfurGalbeed

WAAJIDPRESS – 28 Jan 2013:

Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Muunye oo ah Suldaanka BeeshaTuni ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo mIrifle oo iminka kuna sugan degmada Baydhabo ayaa wariyeheena koonfurgalbeed Axmed Cumar Saalixi waxa uu ka waraystay halka uu haatan marayo maamul u samaynta gobolada KoonfurGalbeed

Halkan ka dhegayso waraysiga Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Suldaan Muunye

About these ads

3 Responses to “Suldaan Xeydar Suldaanka BeeshaTuni ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo mIrifle oo iminka kuna sugan degmada Baydhabo oo aan ka waraysanay maamul u samaynta KoonfurGalbeed”

  1. Dhaqanka Digil Mirifle Says:

    WAR NINKAAN MA AHAN SULDAAN EE WAA MID AY SAMEYSTEEN XARIIF SAKIIN IYO SHARIIF SHEEKHUNAA.

    TAARIIKHDA YAAN MEEL LOOGA DHICIN.

  2. Abiikar M. Says:

    Hambalyo Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo Mirifle Suldan Xaydar Suufi Munye. Waxaan kaa dhowreynaa in maamul loo dhan yahay u horseedid qoomiyadan dhulkooda la boobay dadkeedana la barakiciyey. Maamulka aad soo dhisi doontaana waxa taariikhdiisi geli doontaa baal dahab sidii aad u soo sameyseen golihii xildhibaanada iyo ansaxintii dastuurka. Digil/Mirifle way ku faanayaan Suldaan Xadarow adiga suldaamada kaleba.

  3. Dhaqanka Digil Mirifle Says:

    KKKKK KKKKKK KKKKKK WARYAA NINKAAN BEEN HA U SHEEGINA, XIL UUSAN LAHAYNA HA SIININA ILLEEN WAA LAGU HAYSTAA EE.

    WAA LOO FADHIYAA HADDII AY AWOOD U LEEYIHIIN KUWA XARIIF SAKIIN IYO SHEEKHUNA SAMEYSTEEN IN GO’AANKOODA AY SOMALIDU KA AQBALI DOONTO ISKA DHAAFEE XITTAA D&M MA YEELI DONAAN. KKKKK KKKKKKK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 31 other followers

%d bloggers like this: