Banaanban Lagaga Soo Horjeedo Hadalkii Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland Oo Maanta Gilgilay Magaalada Buuhoodle(Daawo+Sawiro)

WAAJIDPRESS – 2 Feb 2013:

DSC03061Waxaa Maanta magaalada buuhoodle kadhacay isu soo bax balaadha oo ay isu gu soo baxeen bulshaweynta kudhaqan magaalada buuhoodle sida culimo awdiinta waxgardaka ururada haweenka iyo madax katirsan maamulka khaatumo oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jamac (indho sheel)

isu soo baxan ayaa waxaa lagu canbaaraynayey hadal kasoo yeedhay   oday Faroole

Hadalkaas  Oo Ahaa In Maamulda Snm Iyo Ssdf Aygalayaan Hishiis Ayna dhici Karto Haday Is afgartaan  Hesiiskan Hoose Ee Aywada Leeyihiin inay meel kasoo wada jeesanayaan islana Go,ayaan  Go,aana kaqaadanayaan dawlada faderaalka .

hadalkan ayaa waxaa si kulul uga jawaabay madaxweynaha maamulka khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (indhasheel)

isaga oo sheegay madaxweynuhu in uusan Faroole matalin Umada Kunool putland Shacabka Reer Putlana Ay Yihiin dad Jecel midnimada somaliya .

sidoo kale waxa uu madxweynahu maah maah usoo qaatay Dameerku Markuu Ciyo dadku Shaydaanka Ayey Iska Naaraan Hadalka Faroolana Waxa Uu Udhigan Yahay Dameer Ciyey Waxaana Ugu Baaqayaa Shacabka Uu Usheeganayo Madxweynaha Inay SHaydaanka Kanaaartaan Dameerkaa Ciyey .e1`

Dhanka Kale Waxaa madasha Kahadlay Agaasimaha Wasaarada Arimha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo Maxamud Sh Cumar Isaga Oo Guubaabiyey Shacabka Reer Putland Inay Iska Qabtaan Waxii Nabdgalyadooda Wax udhimaya

BDSC03002DSC03004DSC03007DSC03011DSC03018DSC03021DSC03024DSC03027DSC03041

About these ads

One Response to “Banaanban Lagaga Soo Horjeedo Hadalkii Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland Oo Maanta Gilgilay Magaalada Buuhoodle(Daawo+Sawiro)”

  1. wadani soomaali Says:

    Mr Faroole oo waqtigii uu xilka hayay ka dhammaaday ,haddana ku xad gudbay dastuurka u yaala puntland oo ahaa afar sano,haddana xukun jeceel awgeed laga fujin la,yahay,si uu dadka u maaweeliyo si uu u jeediyo oo wax kale ku mashquuliyo ummadda reer puntland wuxuu billaabay inuu yiraahdo soomaaliya waa ka go,aynaa. waxaan ku talin lahaa boowe ummadda ha jeha wareerinin booska u bannee ummadda
    siday hortaaba u banneeyeen general cadde muuse iyo madaxweyne c/aahi yuusuf.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 31 other followers

%d bloggers like this: