DHAGAYSO: Beesha Abgaal oo Hanjabaad ujeedisay Maamulka Kismaayo kadib dilkii loo gaystay Macalin..

WAAJIDPRESS – 18 Feb 2013:

Waxaa gudaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu dilay allaha u naxariiste Mid kamid ah Ganacsatada Magaalada kismaayo oo lagu sheegay Magaciisa Axmed Cali Aw-jimcaale.

Ehalada Marxuumka oo la hadlay Warbaahinta ku eedeeyay dilka Marxuumka Malayshiyaadka Axmed Madoobe inay ka danbeeyeen, waxaana ay ku goodiyeen inay u aar gudi doonaan dilka Axmed Cali Aw-jimcaale.

Maxamed Maxamuud Raage oo kamid ah ehelka Marxuumka la dilay aya sheegay intii Magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigen Kooxda Raaskambooni in lagu dilay ilaa 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha Abgaal, waxaana uu sheegay Mr Raage inay arintaasi tahay gumaad sida uu hadalka u dhigay.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hanjabaadaas

One Response to “DHAGAYSO: Beesha Abgaal oo Hanjabaad ujeedisay Maamulka Kismaayo kadib dilkii loo gaystay Macalin..”

  1. Ali Says:

    Raskamboni waa in lees ka qabtaa sad bursi Aye wataan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 30 other followers

%d bloggers like this: