Shirka maamul usameynta Jubooyinka iyo Gedo oo maanta ka furmaaya magaalada Kismaayo.

WAAJIDPRESS – 28 Feb 2013:

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaa maanta si toos ah uga furmaaya shirka maamul u sameenta gobalada Jubooyinka iyo Gedo iyadoona xaaladda Kismaayo ay ka bedalan tahay sidii hore.

Shirkaan ayaa waxa aa qeyb galaaya dad kasoo kala jeeda gobalada Jubooyinka iyo Gedo, iyadoona sidoo kale halkaasi ay ku sugan yihiin xildhibaano kasoo jeeda gobaladaasi.

C/naasir Seeraar oo ah Afhayeenka maamulka KMG ee magaalada Kismaayo oo saxaafadda kula hadlay magaaladaasi ayaa sheegay in shirkaan saacadaha soo aadan uu u furmi doono sidii loogu tala galay.

“Shirka Kismaayo waxaa uu futmayaa maanta hadii uu rabbi raali ka noqdo, waxaana fileynaa inay kasoo baxaan atiijooyinkii loo baahnaa, marka shirkaan ay isku waafaqaan dadka wada yeelanaaya” Seeraar ayaa sidaasi yiri.

In kastoo shirkaan uu ka furmaayo Kismaayo, hadana waxaa si aad iyo aad ah uga soo horjeeda xubno badan oo u dhashay gobaladaan iyo mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya qaarkood.

About these ads

3 Responses to “Shirka maamul usameynta Jubooyinka iyo Gedo oo maanta ka furmaaya magaalada Kismaayo.”

  1. Bidaar Says:

    Viva jubaland state of Somalia

  2. Sacdi Says:

    SHirka Kismaayo ka furmay waxaa isugu yimid dad ka yimid PUNTLAND,KHAATUMO,KILINKA SHANAAD,GAARISA(Kiinya),iyo IGAD,Xageey ku maqan yihiin dadkii dhulkan u dhashay ee Digil iyo Mirifle,iyo beelaha la dego sida Biimaal,Mareexaan,Baajuun,SHiikhaal,
    Jareer weyne,Dagoodiye,Cawrmale,Beesha shanaad(Carab Soomaali,
    Asharaaf iwm),Xawaadle,Dir IWM .

  3. Sacdi Says:

    SHirka Kismaayo ka furmay waxaa isugu yimid dad ka soo jeedo Puntland,KHaatumo State,Kilinka shanaad,Gaarisa(Kiinya),Dowlada
    Kiinya yIGAD, Aawy dadkii dhulkan u dhashay ee Digil iyo Mirifle iyo
    beelaha la dego, sida Biimaal,Galjecel,Baajuun,Jareer weyne,Shiikhaal
    ,Cawmale,Mareexaan,Dir,Asharaaf,Hintire,Ajuuraan,Xawaadle,Jijeele,
    Dagoodiye iwm.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 30 other followers

%d bloggers like this: