War Farxad Leh: Dastuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo La Ansixiyay (SAWIRRO)

WAAJIDPRESS – 25 Jan 2014:

Ayadoo maalmahanba ay Ergoyinka shirweynaha dhismaha dowlad goboleedka koonfur-galbeed ee kasocda Magaalada Baydhabo ay kadoodayeen Dastuurka Cusub uu yeelanayo Dowlad goboleedkaasi ayaa ugu danbeyntii maanta waxay ansixiyeen Dastuurkaasi.

Tirada ergooyinka ayaa ahayd 787,(Todobo boqol sidedan iyo todobo)Waxaa ogolaatay 781,(Todobo boqol sidedan iyo kow)halka 3-sadex ay diideen 3-sadexna ay ka aamustay. sidaana ay gudiga shirweynaha ay sheegeen inuu ansax yahay Dastuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka K/galbeed.

Waxaana markii lagu dhawaaqay inuu ansax yahay Dastuurka kadib ciyaaro lagu taageeraayo ansixintaasi,  meel aan sidaasi uga fogeyn goobta shirka kusoobandhigeen bulshada magaalada Baydhabo oo iyagu muujiyey sida ay ugu faraxsanyihiin natiijada maanta kasoobaxday shirweynaha.

2342567891011215161718

 

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 46 other followers

%d bloggers like this: