Waa Lix (6) Sababood Ay 6 Gobol Isu Raaci Karaan

WAAJIDPRESS – 7 Feb 2014:

Umada konfurta Degto, waxey  ahaan  jireyn  Dawlad oo  ilaaliso Xaququl insaanka,  siisana deganasho  lucafada iyo inta la dulmiyey.

Umadeena wayka  xadaarad dheer yihin reer Galbeedka.

Sababaha ay isu raaci karaan 6 gobol waa:

1-Taarikh ahaan (Geledi iyo Gasare Gude)

2- Dhaqaan ahaan (Beeraley iyo Banaadiri)

3- Diin ahaan (Sheik Awes iwm)

4-Luqad ahaan (may-may).

5-Dhalasho ahaan,

6-Degaan ahaan.

Geledi01Sida halkaan ku cad Mapka Qarnigii 17todobaad Geeska Afrika xaalkisa sida uu ku sugna, Aduunyada Maktabooyinka waaweyn qofkii tago waa ka baran karaa Taariikh Geeska Africa. Maah-Maah (suuhin dhuntey abaa liin nagee).

Boqortooyda Geledi waxaa burburiyey Taliyaaniga waayo way la dagaalmeyn.

Shacabka Koonfurtna waxaa Colonyo-Adoonsi. Kali caseley waxaa ku dhimatey u yaraan 1,000,000,000 (hal miyoon Ruux) oo DigilMirifle, Jareere weyne, Biyomaal iyo Banadiri. 

1960 markii gobonimda la qaatina, xukunkii waxaa boobay Shakhsiyaad Qabil u adeegayo, kuwas Barakicin ku sameyey Umada Degto Koonfurto, Ku qasabtey inay ku noolaadan mudo 60 sanno Gumeysi Qabiil.

Annagu Dhulkii Awooweyaalkeen aan ka dhaxalney aan Maamul u sameysaney. Taariikdii  iyo dhaxalkii Awooweyaalkeeni in Muda ah sistem Dawladeed lanoo xoogey ayaan hadeer Maamuul u sameyseyney-(Xalaaley ma Dhunto).Dawlada Koonfur Galbeyd way dhalatey wayna soconeysaa.

6 Gobol wagii horeba dadbaa  samestey ulaa ayaa loo samestey. uljeedada ugu weyna waxay tan heer tagaan  oo ah. In konfurta dhul ahaan iyo Dad ahaaba loo qeybsado.

Qabi’ilada qaarkood waxey qaateen Fikradi  gumeysiga oo ah, Dadkaa koonfurta dego Taliyaaniga iyo Ingiriiska waa gumeystay Idinkana Gumeysta.!

Waxaan kula talinyaa Somaliya Qofkasta waxii Eebbe uu siiyey inuu ku qanco. Dhulka Somaliya waa dhul weyn waa naga badanyahey, waxaan ila quman inaan iska dayno Dulmiga.

Waxaan u balanqaadnay sida ay na fareyso, Diinteena, Taariikhdeena  iyo Dhaqankeenaba. Qof kasta Somaali ah waa soo dhaweynayna waana deegaameynaynaa, waa haduu wata Islaamnimo.

Qof kasto oo doonayo in wax ka ogaado Taarikhda Umadaan, ha ila soo xiriiro. Qofkii Dood qabana Luuq Aw-Maadow ha tago.

 

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 49 other followers

%d bloggers like this: