Comments for WAAJID

Comment on Dhageyso Puntiland oo ku dhawaaqday Jihaad ka dhan ah dowlada Soomaaliya. by Samafale
Waa jaahil, waxuuna jaahil ka yahay Diinta iyo Dastuurka Soomaaliyeed.

Halkaan ka dhageeso Xoosh oo Dasturka qoray oo ah Xildhibaan waxa uu ka leeyahay arrintaas.

http://www.shaaciye.com/?nid=40677#

Comment on Dhageyso Puntiland oo ku dhawaaqday Jihaad ka dhan ah dowlada Soomaaliya. by Miirwaaq
Waa qorshaha Faroole uu rabo in reer Puntland ilowsiiyo dhibka uu ayaga uu ku haayo. Waqtigiisi waa dhammaaday waa in dadweynaaha meel kala u jeediyaa uu mashquul uga dhigaa.

Comment on Dhageyso Puntiland oo ku dhawaaqday Jihaad ka dhan ah dowlada Soomaaliya. by Hassan Abdi
Waxaa yaab leh in maanta diinta Islamka qof kasta sida u doonaayo ayuu u fasira.  Isuduwaha Wasaaradda Warfaafinta ee maamulka Faroole marka ugu horeyso waa inuu fahma darajadiisa. Darajada Isuduwe wuxuu la mid yahay Karaani, mana ku hadli karo magaca Gobolka Putland.  Waa jaahil oo fahamsanaynin macnaha JIHAADKA.  Waxaan u malaynaaya in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.  Hadalka JIHAAD waxaa lagu dhawaaqa marka laga hortagaayo dadka aan MUSLIM ahayn oo diinta Muslimka baabiinaayaan sida Kuffarta.

Maamulka Gobolka Puntland wuxuu taageeraaya xaqdarrada maamul u samaynta Jubbaland.  Waa inaad ogaataan in dhul oo dad kale leh, haddii xoog lagu qaado xaq darrada way soo baxaysa.  Waxaa tusaale ah in magaalada Kisimaayo ay yelatay 5 Madaxweyne.  Aan aragno mustaqbalka Gobolka Jubbaland. .

Comment on Maxaad Kala Socotaa Go’aamada Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyadda DigilMirifle ee Ka Dhacay Magalaada Manchester by ina libaax la lagdame
waryaa ilaaheey yaqaan,war dadkaan ayagii baa somalia dadkii ugu liitay ah hadan ayagii baaba boob iyo indhacadeeyntii reer muduga wada, war ileen tanoo kale  south somalia aa waryaa kudhaha nimankaan  beerihiini fasha oo faradheertaan lugaha ha la galina walee waa hoog ,war libaax waligaa waxaan oo kale ma aragtay waxeey ku maahmaaheen cimrigaa oo dheeraado geel dhalaana waa ku tusaa lol hada masaakiinti tuugsan jirtay baa rabto in ay wax xukunto oo dad  xoogto oo taloow yeey xukumi, faradheer from galgaduud.kkkkkk lol habargidir mareexaan iyo majeerteen….

Comment on WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE by abdiadoon
websiteka wajid waxaa ku dhacey cudur ladhaho digil iyo mirif.meel aan waxba oo lin xaataa wuxuu dhihi waxa kujirey digr iyo midh

Comment on TRUTH AND POWER by Now is the best time to secure a medicare plan f program before 2014
I’m not that much of a internet reader to be honest but your sites

really nice, keep it up! I’ll go ahead and bookmark your website to come back in the future. All the best

Comment on DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee.. by Hassan Abdi
Xaq darrada way soo baxaysa.  Madoobe iyo Hiiraale waxay u tartamaayaan dhul, iyagu iyo awoowyaashooda oo weligooda ku noolaanin.  Madoobe haddii uu karti leeyahay ha soo xorreyo gobollada Ogaadeniya, meeshaas ha loo doorto Madaxweyne.  Hiiraale isagana ha u noqdo Madaxweyne Gobolka Gedo.  Jubba Landa dadaa iska leh, ha loo daayo dadkaas.

Dhul aan idnku lehayn ma maamuli kartaan.  Haddaad xog ku qadataan waa tuugnimo, waxaad rabtaan inaad dhacdaan khayraatka Gobolka.  Waxaa tihiin danesstayaal iyo waxaad rabtaan inaad siisaan badda Somaaliya dawladda Kenya.  Tani waa khiyannimo, shacabka Somaaliya ma idin cafinaayo.  Waxaad noqonaysaan khaainu Al Watan.  Marka waxaan idinku talinaynaa inaad aayaha gobolkaas u daysaan dadka u dhashteen Gobolkaas.      Haddadan ka bixin Gobolka, khiyaannadiina idinka ayaa idinku noqonaysa, waxaanna dhexdiina ka qarxa dagaal oo ku dhimanaayaan dad masaakiin ah.

Marka ka fiirsada sida wanaagsan aad ugu dhaafi lehaydeen arrimaha Gobolka Jubbada Hoose dadka ugu xaq leh.

Comment on TRUTH AND POWER by williamelovett.webs.com
It’s enormous that you are getting thoughts from this article as well as from our discussion made at this time.

Comment on KA FAA’IDEYSO: TAARIIKHDA MEESHA AY SOOMAALIDA KA YIMAADEEN ASAL AHAAN by aliis yusuf
Asc Caleykum Salam Kadib Cadeyn Ayaa Laiska Rabaa

Asal Ahaan Mesha Eey Kasoo Jedo Soomalida Qofwaliba

Wax JeebjiisaAyuu Iska Keensanayaa Marka Soomali Waxa

Lagarabaa In Eey Usoo Jeesato Asal Ahaan Meesha  Eey Kasoo Jeedo Oo Cad Ah

Comment on ABAABULKA SANAD GUURADII 14AAD RRA OO KASOCOTA BAYDHABO by Consuelo
Hi there your web page url: http://waajid.wordpress.

com/2013/05/15/abaabulka-sanad-guuradii-14aad-rra-oo-kasocota-baydhabo/ seems to be redirecting to a

completely different web site when I click the home-page button.

You might want to have this looked at.