DAAWO: QURUXDA BAYDHABA

BAYDHABA

DARDAARANKII SIYAAD BARRE

12 Responses to “DAAWO: QURUXDA BAYDHABA”

  1. Alinur adan Says:

    Wan idin salameya dhamaan bahda wajid

  2. arlaadii Says:

    waajidoow wan mayaagaay walaalaa lakiinhali.

  3. maxamed isxaaq Says:

    waajid waa wadanki aan udhashtey walaal la,aan ma ah

  4. maxamed isxaaq Says:

    waajid waxaa weeye waa meesha ugu nabada fican ee somali gaar ahan konfurta maxaa yeeli waxan hasuusaneyna markii socodey dagaaladii qabyaaladaha iyo hugaami koxyadii waajid waxaa iskugu yimid hay adihii gargaarka oo dhan ay kamid ahaayeen wold food brogram wold vision iyo un kaba waxaana markaas waxaana godoomiyi ka ahaa allaha unahriste macalin isxaaq jiis waxaana diyaariyey maxamed isxaaq oo kumagac dheer canjeex email .alqarni55@live.com

  5. maxamed isxaaq Says:

    ninkii sameeyey webkan waxaan leenahay aad iyo aadbaad ugu mahatahay maxaa yeeli magaca wadanka ayaa hormarisey koley waa la iska garanayaa ninkii sameeyey

  6. Udige Says:

    Adeer yaa sameyey webcan u jeedadiisuna maxay aheyd wadanka waa la isla leeyahay ee nin keliya masheegan karo sidaa ula socda.

  7. Hussein cisman jirac Says:

    Waxaan u mahadcelinauyaa maamulka webka waajid,si joogta ah ayaan ugu kalsoonahay warkiina e fadlan sawirka waajid soo ss bogga hore sida ceelweene,isbitaalka ruushka,qurba joogta aan u soo jeedsano dhismaha degmada cafimadka,waxbarashada quruxda degmada,aan wada xariirno bahda weejidow,I LOVE WAAJID

  8. Waddani Says:

    ALLAHA unaxaristee Macalin Isxaaq Noor wax badan ayu uso qabtey Waajid MASHA’ALLAH.

  9. ibrahim austalia Says:

    asc walaliayaal marka hore aad baad ugu faraxasanahey in aan ka dhiibto fikirkeyga oo ku saabasan waajid web abigoo ah muwaadin soomiluaaeed ka soo jeeda deeganaadasi gaar ahaan waajid, waxaan u mahad celineynaayaa marka hore allah nooo suurtigilyey in aanu yeelano web site no khaas ah second dadkii gcanta balladhan ka geystey aaad baan ugu mahad celinayaaa, aniguna waxaan ahey ibrahim australia dhaamn dadka reerw aajid codaayash adhaluinyarda dumarkazuaa aad be

  10. 27.2.2013 Says:

    Waxan dhihi lahaa waajid waa lamahuran an usoo wadajedsano dhulkeni lamahuranka ah ee wajid. waxan leyahay anu kudadalno sidii anu uhormarinlahay wajid dhanka hospitalada schoolada ganacsiga iyo dhisida wadoyinka waaweyn by. Maxamed wariir oo kumagacdher( damriiraw)

  11. 27.2.2013 Says:

    Wajid waa degmo katirsan goboka bakool waxayna ledahay 6 xaafadood waajid waxay caan kutahay biyaha ilahay kunimceyey iyo nabad soojiren ah bye mohamed wariir xusen damriiraw

  12. Maxamed wariir Says:

    Wararka naga soo gareya dhanka gobolka bakool gaar ahan degmada xudur ayaa shegeyeya in ciidamada ethobia iyo kuwa dowlada somaliya ay guud ahanba isga baxay degmada xudur sababta ay isaga baxeena ilaa iyo hada lamashege karo, waxaa lashegey in magalada ay hadda ay soo gaaren cidamo katirsa al shabaab ,wixii warar ah kusokordhana dib ayanu idin kugu sogudbin doonaa in shaa allaah bye maxamed wariir (dam riirow) email mohamed5043@hotmail.com telphone 252615747333

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 31 other followers

%d bloggers like this: