KA FAA’IDEYSO AMA BARO: SIDA AY U KALA BAXAAN QABIILADA DIGIL IYO MIRIFLE
2/MAY/2012: WAAJIDPRESS:
BEESHA DIGIL IYO MIRIFLE AMA MAGACA NAANEYSTA LOO YAQAAN OO AH “RAXANWEYN”, WAA LABO WIIL OO KAL AH DIGIL IYO MIRIFLE OO DHALAY HAL ODEY OO LA YIRAAH MAADEEY. WAXAYNA YIHIIN DIGIL MAADEEY IYO MIRIFLE MAADEEY.
WAXAYNA U KALA BAXAAN SIDAN:
MIRIFLE WUXUU DHALAY SIDEED ISKU BAH AH IYO SAGAAL ISKU BAH AH WAANA SIDATAN:
BAHDA SAGAAL WAA SAGAAL WIIL OO KALA AH:
GASAAR GUDE, GOBAABWEYN, JILIBLE, GEELEDLE, HADAMO LUGAAY, HUBEER, YANTAAR IYO EEYLI.
BAHDA SIDEEDA WAA SIDEED WIIL OO KALA AH:
JIROON, EELAAY, GARWAALE, LEYSAAN, HARAW, HARIIN, MAALINWEYNE IYO REER DUMAAL uu dhalay 6 wiil oo kala ah DISOW, EMID QOMAL iyo Yalale, Waanjal Heledi iyo Asharaaf.
ABOOWE DIGIL WUXUU DHALAY:
GELEDI, BEGEDI, DABARRE, JIIDO, TUNNI, GARRE IYO REER DAAFEED oo kala ah IRDHO IYO JAMBALUUL.
June 28, 2012 at 1:21 pm |
Laaaakin beelaha digil amaaad wax ka tagteen
August 9, 2012 at 4:08 pm |
Asc.wad salaaman tihiin dhamaantiina inta jecel soo muujinta beelaha digil iyo mirifle. Waxan leeyahay digilow miriflow isfahama hada sheekadu sii hore maahin. Mahadsanid, aad aya siin ka mahad celiyee.
August 25, 2012 at 2:02 am |
Waxani sax maaha
February 18, 2013 at 1:26 pm |
cali aadan maay sax eh hadii waalaaguun sax an ahayne
May 1, 2013 at 5:22 pm |
Qaladna Waxaa ka wanaagsan inaan Saxno qofkii xaqiiqda haya ,hawiyo ,Darod,dir isma eedaane way isa saxaan Waxaa xaqiiqda ah tahay in Somalia dhulkaan in dadkii ugu horeeyey ee dega inay ahayeen qowmiyada digil IYO mirifle Waxaa marqaati u ah degaanka ay qowmiyadaan degan yihiin dhulkii greenland ugu barqaysanaa somaliya mise waan qaldanahay