MAAHMAAH RAXANWEYN AH
1-Aatha jingka guursity aaw dhe king tumaas.
2- Abaar wal motheey eeba doring.
3- Af dabooling dehepu.
4- Anjhuuf( andhuuf) dhul dhiithy ari laan my qatimaas.
5- Bii ingty ha king deerne lisku moose.
6- Bilaang kungha koodiyaas ko kuly bahaas.
7- Dathaaliya danbar dhame .
8- Dhejy dhulky usy roogo dhogortis leyi .
9- Doory qoor qobid bii miky waraabas.
10- Edeeg mo obsithow langjheey obsithe.
11- Ees jiilal mal huraaw sikastiby haato wal suge.
12- Farto shaleethiye fool my dhigaas.
13- Gaala gal garoor ku sheeng mal helaaw.
14- Gaal dil gratis si.
15- Haasidow hooga beel.
16- Habaheey dhatiye bir miky tumimaas.
17- Habar ly fury fhidhy ming yaaly.
18- Iid winey I aroos yoowa liing malithe.
19- Il geedkiye dhowow ma arighaas.
20- Imry dhamaathy eeb mal ky sagootiyow.
21- Imrigha dheerady aliyow gaaley dhalo ku tuse.
22- Ingty laabta hurifady luta hurtoy.
23- Jingka koofar king bi athy ing nakaaty .
24- Kaadi badiny wal ing gogol bathiye .
25- Kaawky qobsoy kebriraaghy king hero.
26- Kar dadoow karkaa dhumiye.
27- Kuboghy bood saary.
28- Lang erring jhiby jhabny qabe jheerny qaby .
29- Lang hal ku dhunty haangha galling giliye.
30- Langby jidky haayo gowshey jiifithe.
31- Lamy dheri dab saarow ko ley bure.
32- Lang athy gorithaas ey ety mal eraw.
33- Lang bilaayida fathow boodka qorjhooysithe.
34- Lag shaqeeysithiya shaahy dhame.
35- Lang king dighy miky dilny.
36- Lang ko doo bading dhahal aawa kiily qiibsithe
37- Lang ko hoog wiing horta dhirife.
38- Lang dab ky gubithy garodka ku roore.
39- Lang gardoring my guuleysithow.
40- Lipee luto luky haay lo my fiijhi waayow.
41- Lo’ lutite hory isky bii gefiyaas.
42- Lo’ heey lo’heey ingte king nugul.
43- Meel kasty langko kingky jaroy naarby haayto.
44- Miirka bershey mathy walaalka ky jary .
45- Mithoow Hortis ming mal galow.
46- Miroogny megela kii weelas.
47- Naar waaby galaase guudka ay hamaaney.
48- Oorta dabroy allighany aabud.
49- Roonaba rabbi og.
50- Sabiriya sed le.
51- Sagaary jhus tabartiyeewu.
52- Sakar langshe my moog.
53- Siniby sithe liky dhage.
54- Shingbirby shingbijheya libuupe.
55- Shingbir buubow bading mathy abeesy ky dage.
56- Soohing dhunty apaa ling naghee.
57- Tolka I kobtaby wal ky dhahjare.
58- Tubaaky langjhe ly jary booy my e.
59- Tuug tuug my kethiyow.
60- Tuug ly qobithy taly my le.
61- Wal badsoy wal beela lety.
62- Wang gumur sheengty waapang mal ky gooriyow.
63- Wareer hamiineed wal ing waa bariisithe.
64- Wehensitooley weeljhe my korsithaas.
Waxaa Soo Diyaariyey Zaki Xaaji Xasanow
June 20, 2012 at 8:23 pm |
Sidiy fad hoowaayt sikale helaas. Geeddheer geed gaabinga linfuule. Gaala guurow gurbaan may lidabikahow. Gebir doaaysinga gebir ki iridaas.
July 13, 2012 at 9:31 pm |
I love waajid web. Keep doing the good job .raxeweyn is a nation
July 30, 2012 at 5:25 pm |
maamaagdung eeda ing fayleti wlh In.gku mahadnagi zaki xaaji
November 7, 2012 at 2:41 pm |
dabkii birigow naarba haatoo dab ala kiinkadaraa
January 19, 2013 at 9:57 pm |
ariirow nabadaa waa baydhabo janay see lagi haaye ana hawiye baydhabo ka dhaladi yaa ahay lkn wali layaabanaa afki riiwin sidee lee qoree ana ka dhib qobo lkn ka hadaloowjee lee iin fudud
January 22, 2013 at 5:28 am |
K.k.k.k.k.
February 11, 2013 at 10:24 pm |
Masha al waan la dhacay ..
February 12, 2013 at 1:43 pm |
asc siin slaamee dhamaantii inta ka hadalaasi af reer jannaadka . anna walbanaa ka moqono baydhaba eed iyo aadaan iki hiisi .
February 12, 2013 at 1:48 pm |
maahmaahdun .,.,..,. harqaanli sog gari yaala maa seerkaa liiski waayiy. … nasiiboow waaba kooyaabee naarlee iin jeydooy
……. waan idin salaamayaa dhammaan dadka soo diyaariyey maahmaahda raxaweynta runtii aad iyo aad baan u jeclahay
in muddo ah baan ka maqanahay waddankii runtii afka maaymayadana waan jeclahay ee ha waaro hajoogo baan leeyahay . SALAAN SARE GAAR AHAAN REER BEYDHABO, BYE
March 13, 2013 at 10:11 am |
OK OK dhaliyi
March 15, 2013 at 10:18 am |
i love baydhabo jannaaayy waad mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad iigu soo dirteen maahmaahda afka raxanweyda runtii wa af jiro mahadsanidin bye