اسلام عليكم maqa ceygo waa siidcali sheekh qaasim waxaa halkan ka salamayaa dhamaa dadka ku nool gobalada by iyo bagool mel welbo ey joogaan waa dad diinta si fican u ga dhaqmaa waa dad is ku afa ah waxaana leeyahay illaahow nabad iyo caari ha idan si yo
October 1, 2012 at 5:24 pm |
ki salaamy
March 1, 2013 at 12:25 pm |
Anigoo ah claahi cali isaaq waxaan halkan ka salamayaa dhamaan dadweynaha ku nool magalada baydhabo iyo nawaaxigeeda bacda sln baydhabo waa magalo madaxda gobolka by waana magaalo muuqqlkedu uu aad u wanaagsan yahay cimiladeeduna ay aad u macdahay kolayba xayeysiin waa ay ka wen tahay baydhabo janaay iyo dadkedaba ha jiraan oo hajoogaan
March 31, 2013 at 8:52 am |
اسلام عليكم maqa ceygo waa siidcali sheekh qaasim waxaa halkan ka salamayaa dhamaa dadka ku nool gobalada by iyo bagool mel welbo ey joogaan waa dad diinta si fican u ga dhaqmaa waa dad is ku afa ah waxaana leeyahay illaahow nabad iyo caari ha idan si yo
April 17, 2013 at 11:01 am |
Asc waxan halkan kasalamayaa dhamaan inta kuhadasha afka maayga gaar ahan dadka kunol degmada waajid, waajid waa malalo an aad ujeclahay wayo waa magalo aad uwanagsan .waa magaalada uga biyo badan somaliya biyaheduna aad ayey umacanyihiin prepared by maxamed c/raxman xusen ( dam riiraw) telphon 252615747333