Barre Hiiraale oo idaacada VOA ka qirey in uu C/laahi yuusuf ka dambeeyey qaraxiisa

Wasiirkii hore Gaashaandhiga Barre Hiiraale ayaa maanta ka qirey idaacada VOA in uu qaraxii uu ku dhaawacmey uu ka dambeeyey Madaxweyne C/laahi yuusuf, wuxuuna intaa ku daray in C/laahi Yuusuf uu dabaal degey markii uu qaraxa igu dhacay beesha SADe iy Aniguba wuxuu rabaa in uu na baabi’iyo, midaasna waa la isku joogaa ayuu yiri Barre Hiiraale. 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: