Muqdisho iyo Baydhabo oo laga xusey 1 Luulyo

Muqdisho iyo Baydhabo ayaa si wanaagsan caawa looga xusey 1 luulyo.

Muqdisho ayaa xaflada ka qeyb galay Madaxweyne C/laahi Yuusuf shacabkana u hambalyeeyey.

Baydhabo ayaa si wanaagsan loo dhigey xaflada 1 luulyo iyadoo halkaasi ay ka hadleen Wasiirka Maaliyada Dr. Xasan maxamed Nuur “Shaatigaduud” , Gudoomiyaha Gobolka Bay Barbaar Amar, Xlidhibaano fara badan iyo odeyaal oo u hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed.  Xafladaas ayaa waxaa riwaayad wanaagsan ku soo bandhigey kooxda fanaaniinta “ISHA” . Waxaa kaloo ka soo qeyb galay dadweyne aad u fara badan iyadoo caawa laga qaadey bandowgii saarnaa Baydhaba. 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: