Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud Qeybtii 34-aad

1-Su’aal Sheeg imisa Axaadiis ayey Muslim iyo Bukhaari ka wariyeen Anis Bin Malik Rc?
1-Jawab: Waxay ka wariyeen 168 Axaadiis.
2-Su’aal Sheeg Nebiga (NNKH) Markii uu geeriyoonaayey Anas Bin Malik imisa jir buu ahaa?
2-Jawab: Wuxu jiray 20 sano.
3-Su’aal Sheeg xagee buu ku aasan yahay Anas Bin Malik Rc?
3-Jawab: Wuxu ku aasan yahay Galbeedka Magalaada Basra ee dalka Ciraaq.
4-Su’aal Sheg Imaam Xaniifa imisa Asxaabi ayuu la kulmay?
4-Jawab: Wuxu la kulmay 16 Asxaabi, waxaana kamid ahaa Anas Bin Maalik Rc.
5-Su’aal Sheeg Haweyneydii ugu horeysay ee dishay nin Yahuudi ah dagal dhexdiis?
5-Jawab: Waxay aheyd Safiya Bintu Cabdi Mudali oo ah Rasuulkeyna (NNKH) Eedadiis.
6-Su’aal Sheeg kumuu ahaa amiirul Mu’miniinkii xukumaayey xiligii la-furtay Baytul Maqdis?
6-Jawab: Wuxu ahaa Cumar Bin Khadaab Rc.
7-Su’aal Sheeg Abuu Jahil Magaciisa oo sedexan?
7-Jawab: Waxa weeye Cumar Bin Hishaam.
8-Su’aal Sheeg Sanadkee baa la-waajib yeelay Xajka?
8-Jawab: Waxa la-waajib yeelay sanadkii 6-aad ee hijriyadda.

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 46 other followers

%d bloggers like this: