Salaada subax oo faa`iidooyin u leh jirka bini aadamka

WAAJIDPRESS – 5 APR 2017:

Daraasaad lagu soo bandhigay magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Saaladda Subux faa`idoyin badan u leedahay jirka bani`aadanka .

Baaritaanka ayaa lagu sheegay in salaada Subax oo waqtigeeda la tukado ay dhaliso in unugyada jirka si wacan u shaqeeyaan isla markaana kansarada noocyadiisa kala duwan ka hortagto .

Waxaa lagu xusy sidoo kale in salaadda subax oo waqtigeda la tukado ay yareyneyso xanuunada wadnaha, ayna si wacan u howl galaayaan wareegga dhiiga iyo hormoonka.

Baaritaankaani ayaa lagu tibaaxay in salaada subuxa oo watigeeda la tukado jirka fal gallo badan siineyso isla markaana jirka xiligaa uu soo daynayo hormoono habka shaqada jirka howl giliya taas oo timaada xiliga hore ee waabariga.

Waxaa la tilmamaay in hawada macaan ee waabariga ay xanbarsan tahay Oxygen keenaya in wadnaha si wacan u shaqeeyo – Daawo Labo Video oo ka hadlaaya Faa’iidada ay leedahay Salaada Subax:

 

 

Advertisements

One Response to “Salaada subax oo faa`iidooyin u leh jirka bini aadamka”

  1. Mahad Says:

    Waa runtaas salaada subax fadli badan ayay leedahay waax baan faaiday aad iyo aad ayaan iin kugu mahad celintaa

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: