War Deg Deg ah: Sarkaal Kobokude oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa odayaasha wacaysle isug yeeray in galacad iska soo xadiriyaan

war hada na soo gaarey ayaa sheegay in odayaasha wacaysle ee ku harey degmooyinka galcad iyo mesagawaa ceeldheere ay iska soo xaadiriyaan kulan maanta laga iclaamiyey degmada galcad si la isku cafiyo. shuruuda ku xiran is cafiska ayaa ah in ay u hogaansamaan odayaashu xukunka alshabaab maadaama laga itaal roonaadey waxaa ka mid ah shuruuda in la faago qabriyada culimad caanka ah ee la siyaarto. waxaase xaqiiqo ah in odayaasha wacaysle badankoodu howdka ku jiraan oo aysan weli is dhiibin qaar fara ku tiris ah mooye.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: