Nin iyo Naag Soomali ah oo Isqabo oo 6 bil Facebook ku sheekeysanayey maxeysa ku fashilantay arinta Qisa dhab ah oo xiisa badan

Sheekadaan waxay ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway waxayna dhexmartay nin iyo naag is qabo iyadoona sheegadaana ay socotay 6 bil waxayna ku bilaabaty markii hore sheeko hoose oo ah Yarka ayaa saxiib la ahaa niman madoow ah oo Gaanbiyaan ah waxayna iskala shaqeynayeen meel warshad ah oo ku taalo caasimada Norway.

Yarkii Soomaaliga ayaa maalin waxay isku raceen ninkii madoobaa xaafadiisa waxuuna ugu sheekeyey in Gabdhaha Soomaalida ay la tuntaan saxiibna la yahay haween badan oo Soomali ah kuwaa oo qaarkoodna isku barteen Disko halka kuwa kalana xiiriri ku sameyeen Facebook.

Yarkii ya sheekadii ka carooday waxuuna ka dalbaday in Facebook ku darsaday markoow ku darsaday ayaa waxuu arkay dadka saxiibkii Gaabniyaaka Facebook ugu jiro waxuuna ka dalbaday qaar badan oo Soomali ah oo ku jirto xaaskiisa wayna ka aqbaleen dhowr hablood oo Soomaali ah oo ku jirta xaaskiisa.

Ninkii Gaanbiyaanka ahaa ayaa la haa emelkaan ah waxuuna Facebook u isticmalaa hot-man12010@hotmail.com.
Arinta waaba laba kacleysay xaskiisaa u mamaleynin qoftaan uu aadka uga helay waxayna u soo sartay sawirba sawirka uu qatarsanyahay aysan iyada aheen ninkii qoftii buu ka helay sheekadii buu la waday waxayna arinta gaartay heer uu jeclaado iyadana ay ku ciciyaarto xaalkii yrkii waa ku xumaatay waxuu dhowr mar lacag igu dhiibay ay soo codsatay gabar yar oo saxiib ay yihiin xaaskiisa ninkaana qofta damac ba aka galay waxuuna ugu sheekeyey in uu jiro 22 sano uuna yahay Singal aan waligii gursan saxiibna muda la ahaa gabar cadaan hadana uu nacay uu rabo gabar Soomaali ah.

One Response to “Nin iyo Naag Soomali ah oo Isqabo oo 6 bil Facebook ku sheekeysanayey maxeysa ku fashilantay arinta Qisa dhab ah oo xiisa badan”

  1. Amran Says:

    Asc walaliyaal

Faallo u dhaaf