Gaas Iyo wefdigiisa Oo Kulan La Leh Raisu-wasaaraha Dalka Kenya

Waxaan maalinta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan ku leh labada ray iisul wasaare ee soomaaliya iyo Kenya.

Kulanka ayaa lagu wada in uu furmo saacadaha soo socdo aydodoo looga hadli doono arimaha ciidamada Kenya ee gudaha u galey soomaaliya iyo sidii jubaayinka shabaab looga saari lahaa.

Shirkaan ayaa ayaa waxaa raisul wasaaraha soomaaliya ku wehlineya wasaaradaha abniga gudaha iyo banaanka waxaan la sheegi karin in ay kulankaan isku waafiqi doonaan iyo in kale.

Shirkaan ayaa imaaneya xili madaxweynaha dowlada KMG Sheikh Shariif uu ka soo horjeystay in ay ciidamada dowlada Kenya in ay sii joogaan gudaha dalka soomaaliya

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: