War deg deg ah: Shariif Xassan oo Eedeeymo kulul dusha uga tuuray Madaxweyne Xassan Sheikh !!!

Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Somalia Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa iminka Eedeeymo dusha ugu tuuray Madaxweynaha Talada dalka gacanta ku haaya isaga oona ku Eedeeyay in Madaxweyne Xassan Sheikh uu doonaayo inuu waqtiga iska qaado
Shariif Xassan ayaa sidoo kale Madaxweynaha u eedeeyay inuu doonaayo in uu soo xulo Raisul wasaare aan siyaasadda sal iyo baar ku lahayn islamarkaana kasoo jeeda dhanka Xarakadda Damul-Jadiid oo uu ku sheegay in uu iminka Fakir ahaan taabacsan yahay Xarakadaasi
Dhanka kale Shariif xassan ayaa sheegay in Madaxweynaha uu lumiyay inta badan waqtigiisa waxa uuna sheegay in Magacaabista Raisul wasaaraha uu ka dhigaayo mid Culus hayeeshe Raisul wasaaraha uusoo wado uu diyaarsana kahor inta aan loo dooran madaxweyninimada
Si kastaba ha ahaatee Shariif Xassan oo isagu ku qanacsanaa Magacaabista Madaxweynaha Cusub ayaa iminkana dhaliilo aan la garaneynin halka ay salka ku hayan usoo jeediyay Madaxweyne Xassan Sheikh taasoo ka turjumeyso inuu waayay siyaasadii uu ka damacsanaa Dowladda Cusub ee iminka Somalia laga yegleelay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: