BARO: ABTIRSIIMADA DIGIL IYO MIRIFLE

WAAJIDPRESS – 29 Nov 2012: Taariikhda umadda ku abtirsata DigilMirifle: Hadaan ka soo bilowno labada wiil ee walaalaha ahaa ee la kala oran jiray Ciise iyo Cusmaan, labadan wiil waxaa dhalay Axmed oo loogu naaneysi jiray Hiil, kaas oo ahaa ina F.Yoonis, F.Yusuf, F.Muxamed, F. Cumar, F.Yacquub, F.Yaxye, F.Ciise, F. Muuse, F. Zakariye, Yatiim, Jamalu-diin, … Sii wad akhrinta BARO: ABTIRSIIMADA DIGIL IYO MIRIFLE