DHAGAYSO Dr Saacid: Gobolka Gedo ayuu ka go’daa in maamulka Jubbaland la dhiso

Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa shaaca ka qaaday in maamul usamaynta gobollada Jubbooyinka ay ka go’do gobolka Gedo.

Isagoo kusugan Magaalada Garbaharey ayaa Cabdi Faarax Shirdoon waxaa uu sheegay in reer gedo ay yihiin kuwa go’aansan kara masiirka gobollada Jubbooyinka.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Dr Saacid

Hadalka Dr Saacid ayaa kusoo aadaya xili dhawaan uu tagay Kismaayo uuna ka biya diiday in xiligan la dhiso Jubbaland, ayna is afagaran waayen maamulka KMG ah ee Kismaayo.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: