War Deg Deg Ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo Aqbalay Dalabkii Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid

WAAJIDPRESS- 1 Feb 2015:

breaking16Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta 10 maalin oo kale siiyay Ra’iisal Wasaaraha si uu Wasiirro cusub ugu kordhiyo Xukuumadda uu dhawaan soo dhisay oo ka koobneyd 20 Wasiir.

Baarlamaanka oo maanta kulan yeeshay ayaa Ra’iisal Wasaaraha wuxuu ka codsaday muddo kordhin, si uu u magacaabo 5 Wasiir oo kale.

Xildhibaanno gaaraya 139 mudane ayaa oggolaaday codsiga Ra’iisal Wasaaraha, 47 way diidday, afar xildhibaanna way ka aamustay.

Kulanka oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan ayaa waxaa ka qeyb gashay 230 xildhibaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa 17-kii Janaayo, 2015 ka noqday Wasiirro uu magacaabay 12-kii Janaayo, Baarlamaanka ayaana ka oggolaaday 14 cisho oo markaas uu ka codsaday si uu xukuumad cusub u dhiso.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: