War deg deg ah: DF oo joojisay shidaal baaris ka socotay Puntland iyo maamulkaas oo….

WAAJIDPRESS – 31 Jan 2015:

Maamulka Puntland ayaa aad uga carooday hadal kasoo baxay Shirkadda Baarista Shidaalka ee Red Emperor taasoo ku sheegtay in ay xirtay gabi ahaan xafiiskeedii Boosaaso ka dib markii ay sidaas amartay DF Somalia.
Shirkadaan oo fadhigeedu yahay dalka Austaralia ayaa waxa ay ku sheegtay warbixinta ay seddexdii biloodba soo saarto inay xirayso xafiiskeeda Boosoaso, shaqaalaha u shaqeeyana ay kala direyso kaddib markii Wasaaradda Tamarta ee dowladda Federaalku ay ku adkaysatay in heshiisyadu ay soo maraan wasaaradda.
Xiritaanka shirkadaan ayaa waxa ay ka danbeysay ka dib markii Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Macdanta iyo Shadaalka, Da’ud Bisinle, uu ka sheegay shir ka dhacay London in barnaamijka ay wado shirkada Red Emperor uusan sharci eheyn.
Maamulka Puntland ayaan wali hadal kasoo saarin balse tani aya waxa ay dhibaato weyn u geesaneysaa maamulka uu hogaamiyo C/wali Gaas.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: