Dowladda Soomaaliya iyo USA oo gaaray Heshiis lagu tayeynayo Ciidamada Boliiska, Sawiro

WAAJIDPRESS- 31 JUL 2015:

Dawladda Soomaaliya iyo Dawladda Mareykanka ay ku Kala saxiixdeen heshiis iskaashi lacageed oo dhan $1,500,000,  oo lagu tayeynaayo Ciidamada Boliiska, heshiiskaas oo maanta oo Jimco ah taariikhduna ay tahay    31 Jul 2015 – ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Waxaana dhanka Dawladda Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Maaliyadda Dr. Maxamed Aadan Ibraahim (oo ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE),  dhanka USA Ergeyga USA ee Soomaaliya Mr. Mcnaghty , Wuxuuna saxiixu Ka dhacay xarunta lagu qabanaayey shirka HPLF ee Airport KA, waxaana goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan (oo ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) iyo Wakiilka USA ee mashruuca la dagaallanka Maandooriyayaasha Mr Jim Striclind – Daawo:

image image

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: