War deg deg ah: Dil ka DHACAY BALEDWEYNE ee Gobolka Hiiraan

WAAJIDPRESS – 31 JUL 2015:

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Saakay lagu dilay 2 Ruux oo Ganacsato Ah .

Wararka ayaa intaas 2-daan Ruux oo ganacsatada ah ay ahaayeen Ganacsatada Xoolaha Ee Suuqa Magaalada B/weyne.

Goobjooge oo ku sugan Magaalada B/weyen ayaa sheegaya in Rag bastooladu ku hubeeysan ay ka danbeeyeen dilka loogeeysatay 2-dan ganacsatada ah .

Ciidamada Katirsan kuwo Dowlada Somalia ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaasi oo Howlgalo baaritaano ah ka sameeyay.

Majirto ilaa iyo iminka wax war oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada Amaanka Ee Gobolka Hiiraan oo ay ku faah faahinayaan dilkan loogeeystay ganacsatad ku sugneyd Magaalada B/weyne.

Magaalada B/weyne ayaa Waxaa ka dhaca dilal loogeeysto Nabadoonada , Siyaasiinta Ganacsatada iyo dadka shacabka Ah Ee ku dhaqan Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: