War deg deg ah: Dagaal culus oo maanta ka dhacay MUQDISHO

WAAJIDPRESS – 27 FEB 2016:

Waxaa caawa Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ka dhacay iska hor imaad u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Dowlada, Amisom iyo Kooxo taabacsanaa Alshabaab.

Iska hor imaadka ayaa ku bilowday hubka culus waxaana xigay rasaas xoogan oo soctay daqiiqado badan.

Dhinacyada uu iska hor imaadka u dhexeeyay ayaa kuwada sugan degmada, waxaana jira warar hordhac ah oo sheegaya in Kooxda Alshabaab ay hubka culus markii hore ku duqeysay xarumo ciidan, kadibna ay is weydaarsadeen rasaas.

Iska hor imaadka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro kala duwan, waxaana hada qaboobay rasaastii ay dhinacyadaasi is weydaarsanayeen.

Ugu danbeyntii waxaan hada la xaqiijin karin halka uu khasaaraha gaarsiisan yahay mana jiro war kasoo baxay Dowlada iyo alshabaab oo iska hor imaadka ku saabsan

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s


%d bloggers like this: