Xog culus : Madaxweynaha Galmudug oo sheegey in Maamulka Puntland uu caqabad ku yahay Nabada Soomaaliya

WAAJIDPRESS  – 28 FEB 2016:

Cabdikariin Xuseen Gulleed, Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dadaalada ay iminka ku jirto Dowlada Somalia iyo qaabka ay Maamulada dalka u taageersan yihiin.

Gulleed waxa uu sheegay in dhammaan maamulada dalka ay yihiin kuwo isku mowqif ah, balse ay gooni isku taag tahay Puntland, taasina aysan waxba u dhimi doonin sida ay wax u socdaan.

“Caalamka marqaati ayuu ka noqday khilaafka ay mar waliba u taagan tahay Puntland, waxaa sii adkaaneysa kalsoonidii lagu qabay Puntland marba haddii uu Gaas uu is hortaag aan dhamaan ku hayo Horumarkii uu gaari lahaa shacabka maamulkiisa”

“Walaalkey C/wali Gaas waxa uu meel fog ka eegayaa qaabka uu mar waliba ugu adkeyn lahaa DF, balse waxaa hadda muuqaneysa in arrinka uu noqday mid cagsi ah waxa uuna ku adkeeyay dadkiisa ee kuwo kale waxba uma dhimin”

Gulleed waxa uu kula taliyay Gaas inuu kala saaro wixii isaga dangaar ah ka leeyahay iyo tan danta guud, isaga oo tusaalo usoo qaatay hoos u dhacyada ku imaankara maamulkiisa.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: