DAAWO: XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA IYO WASIIRKA AMNIGA OO DHEX MARTEY DOOD KULUL

WAAJIDPRESS – 1 MAR 2016:

Iyadoo maanta Wasiirka Amniga Qaranka, C/risaaq Cumar Maxamed lagu waday inuu hortaggo Baarlamaanka, ayaa wuxuu u soo qoray warqad cudurdaar ah, isagoona codsaday in maalinta Talaadada looga dhigo, bedelkii uu maanta hor imaan lahaa Baarlamaanka.
Ajandihii Baarlamaanka ee maanta oo ahaa in Warbixino laga dhageysto Wasiirka Amniga Qaranka & Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida, General C/raxmaan Maxamed Tuuryare, ayaa waxay Xildhibaanadu guda galeen inay ka doodaan arrimaha amniga, maadaama aanay hor imaan Wasiirka iyo Taliyaha.

Xildhibaanada, ayaa muujiyay sida ay kaga caroodeen hadal maalintii Sabtida ka soo yeeray Wasiirka Amniga, oo ahaa inta Baarlamaanka Somaliya uu ku dhegan yahay sharciga la dagaalanka argagaxisada, ay macquul tahay inay sii socdaan weerarada – daawo:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

w

Connecting to %s


%d bloggers like this: