Xog: Cabdi Weli Gaas oo ka caga jiidaaya fulinta amar kasoo baxay madaxweyne Xasan Sheekh

WAAJIDPRESS- 15 APR 2016:

Madaxweynaha Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa ka dhabaajiyay in Maxaabiista carruurta ah oo ay khaldeen maleeshiyaadka Al-shabaab ee gacanta ugu jira maamulka Puntland ay dib ula midoobi doonaan qoysaskooda.
Madaxweyne Xassan ayaa sheegay in Carruurtaasi ay maleeshiyada Al-shabaab ku wateen qaab awood sheegasho ah, waxa uuna carabka ku dhuftay in Ehaladooda looga baahan yahay inay doontaan islamarkaana ay ka ilaalsadaan waxa uu ugu yeeray gowracatada Al-shabaab.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo goob joog ka ahaa goobta uu Madaxweyne Xassan Sheekh ku sheegay hadalkaani ayaa muujiyay caga jiid.

Cabdi- Wali Gaas waxa uu dhaliil ka muujiyay in Carruurtaasi xiligaani la siiyo xoriyad.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: