Dowlada Uganda oo manta ku dhawaaqdey in maalmaha soo socda ay Ciidamo dheeraad ah u soo direysa Soomaaliya

WAAJIDPRESS – 21 APR 2016:

Dowladda Uganda oo ka mid ah dowladaha Afrikaanka ah ee ciidamadooda Soomaaliya uga howlgalaan magaca AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ciidamo hor leh u soo dirayso dalka Soomaaliya.

Dowlada Uganda ayaa maanta ku dhawaaqdey in ay ciidamo dheeraad ah u soo direyso Dalka Soomaaliya.

Ciidamadaan ayaa dhawaan tababar loogu soo xiray Xeryo milatari oo dalka Uganda ku yaalla, waxaana ay dhawaan soo gaari doonaan dalka Soomaaliya iyagoo ku biiri doono ciidamada AMISOM.

Waxaana la sheegay in ciidamadan ay sii xoojin doonaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaala kula jirat ururka Al-shabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: