War hadda soo dhacay: Askar ka tirsan Dowlada federaalka oo hadda Muqdisho lagu diley

WAAJIDPRESS – 21 APR 2016:

Askartaani ka tirsanaa Dowlada ayaa maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ku baxay gacanta Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado.

Askartaani la dilay oo gaaraya ilaa laba Askari ayaa waxa uu dilkooda ka dhacay nawaaxiga Cabdul Shideeyaha ee Suuqa Bakaaraha.

Askartaani ayaa kamid ahaa kuwa Canshuuraha ka uruurin jiray Suuqleyda, waxaana lagu dhuftay mid Afar xabadood, iyaga oo aan naf dhulka kula dhicin, sida ay xaqiijiyeed dad goobjoog ahaa.

Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa waxaa gudihiisa ka howlgala Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya kuwaas oo mararka qaar weeraro kala kulma dhinaca Xarakada Al Shabaab.

Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay Masuuliyada dilka Askartaasi, walow dilalka ka dhaca Suuqa ay geystaan Bastoolad leey ka tirsan Alshabaab

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: