Dhegeyso:Cabdullahi Waafow oo Ka Hadley Dhibaatada Kooxaha Dhul Boobka Ku Hayaan Gobolka Shabeelaha Hoose

WAAJIDPRESS – 22 APR 2016:

C/llaahi Waafow oo Wareysi siiyey warbaahinta ayaa ka hadlay halka ay salka ku haayaan dagaalada soo noqonoqdey ee ka jira gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada marka iyo nawaaxigeeda.

Mudane Waafow ayaa ugu horeyn sheegay in colaada ka taagan Gobolka Shabeelada hooose ay soo jiitameysay afartii sano ee lasoo dhaafay ka dib markii weerar lagu soo qaaday, dadka deegaankana ay ahaayeen kuwo is difaacaya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa:

Cabdulaahi Waafoow Mobil

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: