Dhageyso: MADAXWEYNAHA PUNTLAND oo maanta sheegey in Aysan jirin Maamul la yiraah Khaatumo isla markaana ay PUNTLAND isimadeeda soo xulayaan xildhibaanada ka imaanayo deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn

WAAJIDPRESS – 23 APR 2016:

Madaxweynaha Puntland CabdiWelli Gaas oo maanta Wareysi siiyay idaacada VOA-da laanta AfSomaliga Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa ka hadlay qaabka lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka ee ka imaanaya deegaanada Sool. Sanaad iyo Ceyn oo maamulo kala duwan ku murunsan yihiin.

C/weli Gaas Wuxuu sheegay in xildhibaanada deegaanadaasi ka imaanaya ay soo xuli doonaan isimada Puntland ee kasoo jeeda deegaanadaasi.

Sool, Sanaag iyo ceyn ayaa waxaa ku murunsan maamulada Khaatumo, Somaliland iyo Puntland waxaase xildhibaanada deegaanada ka imaanaya loo xilsaaray maamulka Puntland oo uu madaxweyne ka yahay Mr Gaas – Dhageyso hoos:

 

Halkaan Riix oo dhageyso

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: