War culus: Puntland oo la sheegay in ay ku biirtay dagaalka Galgaduud iyo Ciidaka Liyu Boolis

WAAJIDPRESS – 24 APR 2016:

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka ka socda deegaanada dac-dheer & Miir-cowleed waxaana soo baxaya warar sheegaya in dagaalkaas ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamo katirsan Maamulka Puntland.
Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani Oo ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa sheegaya in colaada ka taagan gobolka galgaduud ay ka dambeyso maamulka puntland .
Wuxuuna sheegay in ciidamada liyu boolis ay doonayaan in deeganadood ay ka barakiciyeen shacabka Galmudug si ay u soo dagaan Reer guuraaga Puntland.
Dadka Reer Guuraga ah ayaa arkay Ciidamada Maamulka Puntland oo ka barbar dagaalamay Ciidamada Liyuu Boolis si halkaa looga Barakiciyo Shacabka Galmudug.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: