War deg deg ah: Raisul Wasaare Cumar oo MAANTA KU dhawaaqey “Dowlada waxaa loogu darayaa bilooyin Markii uu wakhtigeeda gabogebo ku soo dhawaado “

WAAJIDPRESS – 29 APR 2016:

Raisul Wasaare Cumar C/rashiid oo beri hortagaya Baarlamaanka Ayaa maanta Warbaahinta u sheegey in dowlada loogu darayo muddo bilooyin ah, Markii uu wakhtigeeda gabaabsi noqdo; ayuu yiri Cumar.

Reysul Wasaare Cumar C/rashiid Cali sharma’ake oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka dowaladda ayaa sheegay in howlo badan ay horyaalan golayaasha dowladda kuwaas oo ay suuragala noqon karto in loo baahdaan waqi aan badneyn in la siiyo si loogu dhameeyey howlaha quseeya doorashda 2016.
Hadalka Reysul Wasaare Cumar ayaa imaanaya xili mudanayaal ka tirsan Baarlamanaaka dalku ay siyaabo kala dawan uga hadleen waxa la qaban karo mudada bilaha ee u hartay dowladda iyagoo qaarkood sheegay in hadii ay xukuumaddu sameyso dadaal badan ay xiligaas wax badan ku xaqiijin karto.
Inkasta oo howsha hortaala goluyaasha dowladda iyo xiliga haray aysan isku dheeli tirneyn sida ay dad badan sheegeen hadana hogaamiyaasha gobalda iyo beesha caalamaka ee caawisa dowlada Soomaaliya ayaa ka digtay in xiliga jiritaanka haydaha dowalda ee hada shaqeeya aan waxba lagu darin taas oo ay sheegen in ay abuuri karta qalaase siyaasadeed.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: