War hadda soo dhacay: DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA DHAMEYSTIREY DHISMAHA HAY’ADA SHARCIGA IYO DASTUURKA MAAMULKA – Magacyo

WAAJIDPRESS – 10 MAY 2016:

IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboledka Konfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh ayaa waxaa la sheegay in si rasmi ah loogu dhameystiray golaha garsoorka adeega ee Maamulka Konfur galbeed uu yeelanayo.

Degreetada ka soo baxday xafiis Madaxweynaha Maamulka Goboledka Konfur Galbeed saxaafada ka hor aqriyay Wasiirka Cadaalada ee Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Dr. Axmed Sheekh Fiqi, – Akhriso:

1 .  Garyaqaan Jamaal Maxamed Axmed –  Xeer Ilaaliyaha Guud
2. Meymuun Muuse Maxamed – Garyaqaan
3 . Garyaqaan Bare Cismaan Maxamed –  Garsooraha Maxkamada Sare
4. Dr. Cali Maxamed Gacal – Garsooraha labaad ee  Maxkamada Sare
5.  Sheekh Miiris Maxamed Xuseen –  Xubin Golaha Gudiga Adeega Garsoorka
6. Garyaqaan Cabdiraxmaan Sheekh Aadan Cumar – Xubin Gudiga Adeega Garsoorka
7 . Garyaqaan Shariif Maxamed Xasan – Xubin Goloaha Adeega Garsoorka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: