War farxad leh: Maamulka KOONFUR GALBEED OO HUB & MUSHAAR U QEYBISEY CIIDANKII DEGMADA QANSAX DHEERE

WAAJIDPRESS – 13 MAY 2016:

IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793

Dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa Maanta ilaa iyo Shalay waxay Hub Rasaas iyo mushaar u qeybiyeen Ciidankii Degmadaasi dhowaan Tababar Loogu Soo Xirey Degmadaasi.  

Ciidankaan oo boqolaal gaaraya ayaa waxaa shalay ilaa iyo maanta, Hubka U qeybinayey ilaa iminkana howlo shaqo halkaasi ujooga wasiirka Dhaqancelinta Maleeshiyaadka Maamulka KGS Xasan Eelaay & Gudoomiye Kuxigeenka  Baarlamaanka KG Mudane  Mohamed Nuur Mohamed  Mo’alim” iyo xildhibaano kale.
 Ciidankaan ayaa  wuxuu isugu jiraa qeybo kala gedisanw axayna kubiiri doonaan ciidankii ka horeeyey ee degmadaasi kuwaasoo lagu wado in dhowaan howlgalo amaan ka ka bilaabaan Hareeraha iyo meelaha fog fog ee degmada Qansaxdheere.
Wefdigaan marka ay dib uga soo laabtaan Qansaxdheere oo Baydhabo ay soo gaaraan ayaan waxaan idinla wadaagi doonaan Sawiro iyo muuqaalo la xiriira Hubka iyo Mushaaraadka lasiiyey Ciidanka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: